Monday, August 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Shaqada iyo shaqaalaha XFS oo shir muhiim ah kaga qeyb galay Geneva

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Shaqada iyo shaqaalaha XFS oo shir muhiim ah kaga qeyb galay Geneva
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa ka qeyb galay Kalfadhiga 111-aad ee Shirweynaha Caalamiga ah ee Shaqada (International Labour Conference), kaas oo ka furmay magaalda Geneva ee dalka Switzerland.

Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa horumarinta caddaalada bulshada (Social Justice) oo ah arrin udub dhexaad u ah dhismaha bulsho horumarsan oo nabad iyo barwaaqo sooran ku-naaloota.

Related posts

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS

August 10, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo gaaray dalka Turkiga 

Taliyaha Ciidanka XDS oo gaaray dalka Turkiga 

August 10, 2026

Wasiirka ayaa Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Switzerland , Ebyan Maxamed Saalax  uga mahad celiyay soo dhawaynta diirran ee ay u samaysay isaga iyo wafdiga uu hoggaaminayo.

Ugu dambayn Wasiirka ayaa shirka ka rajeeyay in uu noqdo mid mira dhala, kaas oo Soomaaliya usoo kordhiya guul iyo faa’iido badan oo ku saabsan horumarinta siyaasadaha iyo barnaamijyada shaqada iyo xirfadaha, ilaalinta xuquuqda iyo daryeelka shaqaalaha iyo ilaalinta qybaha nugul ee bulshada.

Previous Post

Madaxweynaha K/Galbeed oo bulshada Waajid kala hadlay u diyaar garowga dagaalka Khawaarijta

Next Post

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun adag ku riday eedeeysanayaal Ajaaniib ah

Next Post
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun adag ku riday eedeeysanayaal Ajaaniib ah

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun adag ku riday eedeeysanayaal Ajaaniib ah

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS

August 10, 2026
0

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaddib doorasho ka dhacday...

Taliyaha Ciidanka XDS oo gaaray dalka Turkiga 

Taliyaha Ciidanka XDS oo gaaray dalka Turkiga 

August 10, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka kooban saraakiil sare oo...

Hantidhawrka Guud oo soo bandhigay Warbixinnada baaritaannada Hay’adaha DFS 

Hantidhawrka Guud oo soo bandhigay Warbixinnada baaritaannada Hay’adaha DFS 

August 10, 2026
0

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbaahinta u soo bandhigay warbixinnada baaritaannadii uu sanadkan ku sameeyay hay’adaha...

Guddoomiye Sacdiyo oo kormeertay goobta loo diyaariyey in maalinta berri ah lagu qabto doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Guddoomiye Sacdiyo oo kormeertay goobta loo diyaariyey in maalinta berri ah lagu qabto doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

August 9, 2026
0

Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In