Sunday, March 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray Awaamir cusub

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray Awaamir cusub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Go’aanno cusub oo ka soo baxay maamulka gobolka Banaadir, ayaa lagu faray dhammaan gaadiidka nuucyadiisa sida, Mooto Bajaajta, gawaarida iyo Mootooyinka laba lugaaleyda ah ee bulshada adeegsato inaysan qaadi Karin Askar hubeysan nuuc kasta uu yahay iyo hay’ad kasta oo uu ka tirsan yahay, ciddii ka dhego adeegta amarkaasna lala tiigsan doono sharciga.

Gaadiidka ay wataan Mas’uuliyiin, ayaa mar kale maamulku ku war galiyay in ay u hoggaansamaan awaamirta lagu sugayo ammaanka isla markaana ay oggolaadaan in baraha ciidamadu joogaan lagu hubiyo si ammaanka loo xaqiijiyo.

Related posts

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 1, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

February 28, 2026

Awaamiirta mamulka gobolka ee ku aadan ciidanka lagu qaadayo gawaarida ayaa kusoo beegmaysa, iyaddoo habeen hore khawaarijta weerareen goob dad shacab ah ku cawaynayeen.

Previous Post

Prime Minister Hamza lays the foundation stone for the Center for Emergency

Next Post

Guddiga Miisaaniyadda Golaha Shacabka oo su’aalo hannaanka Maaliyadda weydiiyay Wasiirka Maaliyadda

Next Post
Guddiga Miisaaniyadda Golaha Shacabka oo su’aalo hannaanka Maaliyadda weydiiyay Wasiirka Maaliyadda

Guddiga Miisaaniyadda Golaha Shacabka oo su’aalo hannaanka Maaliyadda weydiiyay Wasiirka Maaliyadda

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 1, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

February 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda...

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

February 28, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan, kuwaas oo jab xooggan lagu...

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

February 28, 2026
0

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxay si cad u beeninaysaa wararka been abuurka ah ee maalmahan lagu baahinayay baraha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In