Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaramada Midoobay oo ugu digtay Israa’iil degaameynta ay ka waddo dhulka Falastiin

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Qaramada Midoobay oo ugu digtay Israa’iil degaameynta ay ka waddo dhulka Falastiin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay ayaa sheegay in Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, uu ku booriyay Israa’iil, inay ka noqoto waxa uu ku tilmaamay go’aannada qallafsan ee ku saabsan hawlaha degaameenta dhulka Daanta Galbeed ee reer Falastiin.

Antonio Guterres, ayaa sheegay in in howlaha degaamaynta ee  ay waddo Israa’iil, ay  tahay xadgudub bareer ah oo ka dhan ah shuruucda caalamiga ah, ayna caqabad weyn ku tahay in la gaaro xal dhab ah iyo nabad waarta oo dhameystiran.

Related posts

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026

Sida ay qortay Wakaaladda wararka ee Reuters, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ayaa yiri: “Dhul Balaarsiga iyo degameeynta, sharci darrada ah waxay horseed u tahay xiisaddaha iyo rabshadaha si kordhaya ee ka dhex taagan Falastiin iyo Isra’iil”.

Go’aankan ka soo baxay Isra’iil, ayaa waxaa si wada jir ah ugu soo horjeestay Maraykanka, Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobay.

Previous Post

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug oo koobkii degmooyinka guddoonsiiyay degmada cabudwaaq

Next Post

Madaxweynaha Jubaland oo ka hadlay Xaaladda Gobolka Gedo

Next Post
Madaxweynaha Jubaland oo ka hadlay Xaaladda Gobolka Gedo

Madaxweynaha Jubaland oo ka hadlay Xaaladda Gobolka Gedo

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefanka kula...

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyoow Ibrow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda, ayaa kulan miro-dhal ah...

Wasiirka Qoyska oo xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska

Wasiirka Qoyska oo xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In