Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo soo gabagabeysay Dhageysiga dacwada seddex eedaysane 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo soo gabagabeysay Dhageysiga dacwada seddex eedaysane 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda Gobolka Banaadir, ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa la horkeenay Saddex mas’uul oo katirsan Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya, kuwaas oo loo heysto inay sameeyeen musuq maasuq iyo xatooyo Xoolo Dadweyne.

Saddexda Xubnood oo katirsan Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga Dhexe ayaa kasoo muuqday Maxkamadda, kuwaas oo kala ah Cabduqaadir Cabdi Socdaal oo ka tirsan Bankiga Dhaxe kana Shaqeeya Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, Abuukar Maxamed Cali maamulahii xafiiska Canshuuraha Bariga wasaaradda maaliyadda ee garoonka Aadan Cadde iyo Maxamed Aadan Cabdullaahi Maamulahii Bankiga Dhaxe laanta garoonka Aadan Cadde.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Saalax Cali Maxamuud ( Dabaan ) oo soo bandhigay Eedaha loo heysto mas’uuliyiintaan ayaa mid mid u weydiiyay, iyaga oo kaga jawaabayay, wuxuuna soo bandhigay magacyada Mas’uuliyiinta iyo Goobaha ay ku xiran yihiin.

Dhawaan ayay aheyd markii sidaan oo kale Maxkamadda Gobolka Banaadir la horkeenay Afar Xubnood oo katirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, kuwaas oo loo heysto inay ku kaceen falal la xiriira musuq maasuqa.

Previous Post

Baarlamaanka JFS oo Akharinta koowaad mariyey Hindise Sharciyeedka Hanti-dhowraha Qaranka “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Maaliyadda “Waxaan ka guureynaa in Hanti dhowraha uu hoos yimaado Xukuumadda”

Next Post
Wasiirka Maaliyadda “Waxaan ka guureynaa in Hanti dhowraha uu hoos yimaado Xukuumadda”

Wasiirka Maaliyadda "Waxaan ka guureynaa in Hanti dhowraha uu hoos yimaado Xukuumadda"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In