Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Koonfur Galbeed oo shir guddoomiyay kulan gaar ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Koonfur Galbeed oo shir guddoomiyay kulan gaar ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xarunta Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Hormarinta dhaqaalaha dowlad Goboleedka Koofur Galbeed ayaa waxa ka qabsoomay munaasabad lagu soo bandhigayey 9 goobood ee jiinka wabiga Shabeelle oo dhawaan dayactir lagu sameeyey mashruuca dib u kabashada xasaradaha Soomaaliya “ SCRP”.

Madasha oo shir gudoominayey Agaasimaha Guud ee  Wasaaradda Qorsheynta Mudane  Yacquub Isaaq Xuseen ayaa waxa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha.Degmada Afgooye, Agaasimaha Guud ee  Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo madaxda heer dowlad goboleed ee mashruuca SCRP.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Koonfur Galbeed oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in munaasabada lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan goobihii la dayactiray marxalidihii ay so mareen iyo waxtarka bulshada u leedahay goobahaas la dhamaystiray dayactirkooda.

Mudane Yacquub Isaaq Xuseen ayaa bulshada reer Koonfur Galbeed ugu baaqay inay ka qeybqaataan horumarinta mashaariicda laga hirgelinayo deegaannada Maamulka Koonfur Galbeed.

Previous Post

Guddoomiye Sacdiya Yaasiin oo tababar aqoon kororsi ah u furtay Haweenka Baarlamaanka “SAWIRRO

Next Post

Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka oo Hambalyo u dirtay ardayda Kaalimaha hore galay 

Next Post
Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka oo Hambalyo u dirtay ardayda Kaalimaha hore galay 

Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka oo Hambalyo u dirtay ardayda Kaalimaha hore galay 

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In