Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gaalkacyo oo kulan looga hadlayay arrimaha gagaarka la qaatay Madaxda Hayโ€™ado Caalami ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gaalkacyo oo kulan looga hadlayay arrimaha gagaarka la qaatay Madaxda Hayโ€™ado Caalami ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo uu weheliyo xoghayaha Dowladda hoose Mudane Cabdiqani Axmed Maxamuud ayaa shirย gudoomiyay kulan heerkiisu sareeyo oo u dhexeeyay Dowladda hoose ee Degmada Gaalkacyo iyo hay,adaha Caalamigaa ee hoostaga Qaramada Midoobay iyo kuwa maxaligaa ee ka hawlgala Gaalkacyo kana dhacay xarunta Maamulka Degmada , kaasi oo diiradda lagu saaray, qiimeynta iyo dib u eegista mashaariicda hadda socota, caqabadaha hortaagan , isla xisaabtanka iyo horumarinta Degmada Gaalkacyo.

Dhamaan wakiilada ka socday hayโ€™adaha Caalamigaa ee UN-ka iyo kuwa maxaligaa ayaa shirka ku soo bandhigay mashaariicda horumarineed ee ay ka wadaan Degmada Gaalkacyo iyo caqabadaha hortaagan ee fududeynta u baahan iyo yoolkooda ku aadan taageerista hawlahaย  horumarineed ee ay waddo Dowladda hoose ee Degmada Gaalkacyo , iyagoo maamulka degmada ku amaanay wada shaqaynta uu hayโ€™adaha caalamigaa iyo kuwa maxaligaa la leeyahay iyo shaqada baaxadda leh ee ka socota xarunta Dowladda hoose ee shirku ka dhacay.

Related posts

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo shirka soo xiray ayaa ugu horeyn hayโ€™adaha Caalamigaa iyo kuwa maxaligaa ee ka hawlgala Gaalkacyo kaga mahadceliyay soo ajiibitaanka kulanka ay isugu yeertay Dowladda hoose iyo wada shaqaynta ay la leeyihiin Maamulka Degmada , isagoo shaaca ka qaaday in ay dib u eegis dhameystiran iyo isla xisaabtan u baahan yihiin mashaariicda hadda ka socota Gaalkacyo si looga jawaabo baahiyaha aas aasigaa ee bulshada , loona taageero horumarinta adeegyada danta guud ee ay bulshada baahida weyn u qabto , haddana ay dardar gelinta kuwada Dowladda hoose ee Degmada Gaalkacyo.

Previous Post

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo kulan la qaatay Madaxda hayโ€™adda Qatar Charityย 

Next Post

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka UK ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka UK ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka UK ee Soomaaliya "SAWIRRO"

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Baniโ€™aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐Ÿ๐š๐œ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In