Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Labo eedeysane oo la soo taagay Maxkamadda darajada koowaad ee Gobalka Mudug “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Labo eedeysane oo la soo taagay Maxkamadda darajada koowaad ee Gobalka Mudug “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Mudug ee Puntlad ayaa maanta la horgeeyay labo eedaysane oo kala ah Jaamac  Maxamed Yuusuf iyo  Liibaan Maxamed Yuusuf kuwaas oo lagu soo eedayay inay dileen Allaha u naxaristee  marxuumad  Naciimo Cabduwali Cismaan dilkaas oo ka dhacay miyaga tuulada  Daarusalaam ee degmada Galdogob ee  gobolka Mudug 18ki bishii 4aad  ee sanadkan 2023

Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa Waalidiinta labada dhinac, dhagaystayaal iyo marti sharaf kale

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026

Ugu horeyna waxaa halkaasi ka hadlay Guddoomiyaha Maxkmadda Darajada koowaad ee Gobolka Cabdinaasir Maxamed Cali oo furay fadhiga maxakabafda,

Xeer ilaaliyaha gobolka Mudug Shamso Bile Siciid ayaa soo gudbisay eedda xeer ilaalinta ku aadan kiiskaan loo haysto eedaysanayasha kala ah Jaamac Maxamed Yuusuf iyo Liibaan Maxamed Yuusuf.

Sido kale waxaa ayaguna  halkaasi ka hadlay qareenada u dodayay eedaysanayasha

Qaar ka mid ah markhatisha kiiskaan iyo labadi eedaysane ee loo haystay kiiskaan dilka ah ayaa ayaguna ka hadlay dhankooda Maxkamadda.

Ugu danbeyna waxaa soo xirey oo mudeeyay xiliga kale ee loo balamay Guddoomiyaha Maxkmadda Darajada koowaad ee Gobolka Mudug ee Puntland Cabdinaasir Maxamed Cali

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka XFS òo la wareegtay mas’uuliyadda sanadka tababarka ah ee ardayda Caafimaadka

Next Post

Madaxweynaha JFS oo kala hadlay Wakiilka QM ee Soomaaliya Qorshaha Horumarinta iyo xasilinta deegaannada la xoreeyay

Next Post
Madaxweynaha JFS oo kala hadlay Wakiilka QM ee Soomaaliya Qorshaha Horumarinta iyo xasilinta deegaannada la xoreeyay

Madaxweynaha JFS oo kala hadlay Wakiilka QM ee Soomaaliya Qorshaha Horumarinta iyo xasilinta deegaannada la xoreeyay

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo horey ugu dhuumaaleysanayeen...

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta gudaha...

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Adduunka ee ka socda magaalada New...

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In