Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dadaallada ku aadan ku biirista EAC

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dadaallada ku aadan ku biirista EAC
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cabdisalaan Hadliye Cumar Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Bulshada Bariga Afrika oo saxaafadda uga warbixiyay shirka wada xaajoodka farsamo ee ku biiritaanka Soomaaliya Urur Gobolleedka Iskaashiga Dhaqaalaha ee Bariga Afrika,  isla markaana ay la leeyihiin wafdiga ka socda Urur Gobolleedka Iskaashiga Dhaqaalaha ee Bariga Afrika oo maalmahan shirar uga socdo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay  in kulanka labada dhinac uu meel fiican u marayo, kaasi oo lagu wado in warbixin dhameystiran uu ka soo baxo maalinta khamiista ah ee nagu soo aadan.

Mudane Cabdisalaan Hadliye ayaa xusay in sahankann uu soo bilaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud sanadkii 2022-ka,, haatana ay socdaan dadaallada ku aadan sidii Soomaaliya ay ugu biiri lahayd Suuqa Dhaqaalaha Bariga Afrika.

Related posts

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026

“Wafdi ka socda Urur Gobolleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika waxa ay kormeer ku tageen Soomaaliya, halkaasi oo ay ku soo arkeen horumarka ay sameysay dowladda ee dhinacyada amniga iyo dhaqaalaha muddadii ay joogeen wafdiga, iyagoo u riyaaqay dadaallada dowladda”. Ayuu yiri Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Bulshada Bariga Afrika.

Mudane Cabdisalaan Hadliye “Shirka Guddiga farsamada meel fiican ayuu noo marayaa, waxaanu rajeynaynaa in  Soomaaliya dhamaadka sanadkkan ay ku biirto Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika”

Wafdiga uu hogaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Bulshada Bariga Afrika mudane Cabdisalaan Hadliye Cumar oo ay ku jiraan Safiirka Soomaaliya ee Tanzania Sahra Cali Xasan, Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mudane Xamsa Aadan Xaadow, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Bashiir Macalin Cali iyo mas’uuliyiin kale oo ka kooban quburo 45 qof ah ayaa iminka kulamo farsamo kula leh magaalada Nairobi ee dalka Kenya wafdiga ka socday

Urur Gobolleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika, kaasi oo lagu wado in la soo gabagabeeyo maalinta khamiista ah ee nagu soo fool leh.

Previous Post

Baarlamaanka JFS oo Akhrintii labaad mariyay sharciga howlgabnimada shaqalaaha 

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo qorsheyneyso in adeeg caafimaad ayvgaarsiiso bulshada ku nool goobaha la xoreeyay

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo qorsheyneyso in adeeg caafimaad ayvgaarsiiso bulshada ku nool goobaha la xoreeyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo qorsheyneyso in adeeg caafimaad ayvgaarsiiso bulshada ku nool goobaha la xoreeyay

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In