Monday, August 18, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo ka warbixisay howlgallada Khawaarijta lagu ciribtirayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
September 6, 2023
in Wararka
0
Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo ka warbixisay howlgallada Khawaarijta lagu ciribtirayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood oo shir jaraaโ€™id ku qabtay caasimadda dalka ee Muqdisho ayaa sheegay in afartii maalmood ee la soo dhaafay maleeshiyada Khawaarijta laga saaray deegaanno badan oo ka tirsan gobolada Mudug iyo Galgaduud, ayna isi soo dhiibeen kooxo ka tirsanaa in muddo ah.

Waxa uu sheegay in hawlgallo lixaad leh oo ay gobolka Galgaduud ka fuliyeen ciidamada qalabka qalabka sida,ย daraawiishta Galmudug iyo ciidamada difaaca shacabka in maleeshiyada Khawaarijta looga saaray magaalada Ceel-lahelay oo ah magalo wayn oo muddo dheer soo jirtay, sidoo kalena maleeshiyada laga saaray dhulka baadiyaha ah ee ku hareeraysan.

Related posts

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ ๐—ข๐—ผ ๐—Ÿ๐—ฎ ๐—ซ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ง๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ

August 18, 2025
Wasiirka Gaashaandhigga iyo Masuuliyiin kale oo gaaray Furimaha Dagaalka Shabeellaha Dhexe

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Masuuliyiin kale oo gaaray Furimaha Dagaalka Shabeellaha Dhexe

August 18, 2025

Maalintii shalay ayaa sidoo kale Khawaarijta laga saaray deegaanka Dhabana-dhulkuhays, halka dorraadna laga saaray deegaankaย Labadule oo ay ku lahaayeen 2-xarumood oo tababarka Khawaarijta ay ku lahaayeen, isagoo intaa ku daray Afhayeenku in dhuka hawdka ah ee u dhexeeya Wabxo iyo Ceelbuur dagaal lagula galay argagixisada lagana saaray halkaas.

Jeneraal Caanood ayaa xusay in koofurta Mudug sidoo kale ay ka dhaceen hawlgallo lixaad leh oo Khawaarijta looga sifeeyey baadiyaha deegaannada Bacaadweyn Shabeelow iyo Qaycad oo ay maxkamad beenaad ku lahaayeen Khawaarijta.

Previous Post

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo sifeyn ah ka fuliyay inta u dhexeysa Dhuusamareeb iyo Ceelbuur

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Hogaanka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Hogaanka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Hogaanka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ ๐—ข๐—ผ ๐—Ÿ๐—ฎ ๐—ซ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ง๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ ๐—ข๐—ผ ๐—Ÿ๐—ฎ ๐—ซ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ง๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ

August 18, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay hannaanka la xisaabtanka...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Masuuliyiin kale oo gaaray Furimaha Dagaalka Shabeellaha Dhexe

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Masuuliyiin kale oo gaaray Furimaha Dagaalka Shabeellaha Dhexe

August 18, 2025
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,oo ay wehelinayaan Xildhibaano, Taliyaha Ciidanka Dhulka, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe, saraakiil ciidan...

Ciidanka NISA oo soo bandhigay xubno katirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay dowladda

Ciidanka NISA oo soo bandhigay xubno katirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay dowladda

August 18, 2025
0

Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ee ka howlgala deegaannada Koonfur Galbeed ayaa magaalada Xudur kusoo bandhigay afar dhalinyaro ah...

Ciidanka Xoogga oo howlgal Amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay Gobolka Shabeellada Hoose

Ciidanka Xoogga oo howlgal Amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay Gobolka Shabeellada Hoose

August 18, 2025
0

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Cumar Beerre iyo deegaannada ku hareereysan oo ka tirsan Gobolka Shabeellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In