Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabeelle oo kulan la qaatay Bulshada degmada Moqokori

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabeelle oo kulan la qaatay Bulshada degmada Moqokori
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar oo maanta kulan bulsho la qaatay Maamulka Degmada Moqokori, Waxgaradka, Dhallinyarada iyo Saraakiisha Amniga, ayaa iska xog wareystay xaaladaha guud ee Degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan.

Kulankaan, ayaa diirada lagu saaray arrimaha amniga, baaahiyaha horumarineed oo ay u baahan tahay degmada, mashaaricda la filaayo iyo sidii loo xoojin lahaa dardargalinta la dagaalanka kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab.

Related posts

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026

Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabeelle oo kulankaan ay ku wehliyeen Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan, Taliyaha Qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo Mas’uuliyiin kale, ayaa sheegay in la joogo waqtigii la soo afjari lahaa cadowgaan dhibaatada ku haya shacabka Soomaaliyeed.

Waxaan idinku baraarujinaynaa inaad garab istaagtaan, geesiyaasha Xoogga dalka iyo Kuwa deegaanka ee la dagaalamaya khawaarijta.

Previous Post

Golaha Wakiilada KGS oo dood adag ka yeeshay Hindise Sharciyeedka Ciidanka Booliska KGS

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo daah-furay Wakaaladda Biyaha Jubbaland “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo daah-furay Wakaaladda Biyaha Jubbaland “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jubbaland oo daah-furay Wakaaladda Biyaha Jubbaland "SAWIRRO"

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In