Sunday, June 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Laanqayrta cas oo Codsatay $100 milyan si wax looga qabto dhibatada ka taagan Moroco

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Laanqayrta cas oo Codsatay $100 milyan si wax looga qabto dhibatada ka taagan Moroco
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

la tacaalidda Dhul-gariirkii ka dhacay dalka Marooko ayaa galay maalintii shanaad, waxaana la sheegayaa in tirada dhimashadu ay kor u kacday oo ay gaartay 2,901 qof, halka tirade dadka  dhaawacmayna lagu sheegay 5,500 oo qof.

Samatabbixiyeyaasha ayaa weli la tacaalaya sidii ay u gaari lahaayeen tuulooyinka fogfog ee uu dhul-gariirku waxyeellada ba’an u geystay, iyagoo la soo soo warinaya inay jiraan dad wali burburka hoostiisa ku jira iyo kuwa dhibateysan oo u baahan in gargaar la gaarsiiyo.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026

Laanqayrta Cas ee Caalamiga, ayaa sheegtay in Rajadii laga qabay in la badbaadiyo dadka qaar ay aad usii yaraneyso, waxayna bilowday codsi ay ku ururineyso in ka badan $100 milyan oo dollar si gargaar degdeg ah loo gaarsiiyo Shacabka reer Marooco.

Shaqaalaha samatabbixinta Moroco, oo ay taageerayaan kooxo Ajnabi ah iyo mutadawiciin, ayaa isku dayaya in ay gargaar u fidiyaan boqollaal qoys oo guryahoodii waayay, iyadoo ay jiraan dad aad u badan oo habeenkii afraad ku hoyanaya bannaanka.

Laanqayrta Cas ee Caalamiga ah, ayaa Talaadadii Shalay, Magaalada Geneva, ka bilowday Codsi ay ku ururineyso in ka badan 100 milyan oo doolar, oo loogu talagalay in gargaar degdegga ah lagu gaarsiiyo dadka dhibateysan ee Moroco.

Previous Post

Degaannada Galmudug ee dhawaan laga saaray khawaarijta oo laga hir gelinaya adeegyo bulsho

Next Post

Khawaarijta oo Qarxiyay Ceel Biyoodkii magaalada Ceelgaras

Next Post
Khawaarijta oo Qarxiyay Ceel Biyoodkii magaalada Ceelgaras

Khawaarijta oo Qarxiyay Ceel Biyoodkii magaalada Ceelgaras

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo si rasmi ah uga bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiyada Galmudug,...

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In