Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo faah faahin ka bixiyay guulaha laga gaaray dagaalka khawaarijta 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta XFS oo faah faahin ka bixiyay guulaha laga gaaray dagaalka khawaarijta 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iDalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane,Daa’uud Aweys Jaamac oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda, ayaa ka warbixiyay howlgallo ciidanka xoogga iyo saxiibada Caalamka ay kawadaan degaannada,

Oobaale iyo Ciid-ciidka oo dhaca Jiinka Wabiga Shabeelle,halkaa uu ka soconayo dagaal u dhaxeeyay ciidanka xoogga iyo khawaarijta.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

August 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026

Ciidanka qaran iyo geesiyaasha difaaca,Saxiibada caalamiga ah saacadihii u dambeeyay howgallo culus oo malatari ka fuliyeen qeybo kamid ah dalka,Waxayna kasoo hooyeen guulo waaweyn oo farxad galinaayo Shacabka Soomaaliyeed iyo Qaranimada iyo dolwanimada Soomaaliya waxweyn u ah maanta.

Arroortii hore ee saakay ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Galmudug,Shacabka Galmudug u dhaqaaqeen iska xurreynta khawaarijta,waxayna howgalo guuleestay ka sameeyeen magaalooyinka, Bacaadweyn,Qeycad iyo Magaalooyin hoostaga magaalada Cammaara ee u dhaxeeya Cammaara iyo Qod-Qod.

Intii ay ku gudda jireen ciidamada howlgalada,waxay dagaal toos ah lagaleen khawaarijta,waxaana alle halkaa ku jabiyay khawaarijta,waxaana kasoo gaaray qasaare aad u weyn oo dhimmasho iyo dhaawac iyo Khawaarij farabadan oo nolasha looga qab-qabtay.

Waxaan hadda xor ah oo awood malatari looga xurreeyay khawaarijta Magaalooyinka: Bacaadweyn,Qaycad,Shabeelow,Hinlibi,Gal-Xaraare,Hundoonyaale,Sardooq,Qodqod,Cammaara.

Sidoo shalay waxaa jabweyn lagu gaarsiiyay degaanka Qod-Qod Saldhig muhiim u aheyd cadow oo ay geesiyaasha dalka ugu daayeen halkaa, Waxaana lagu dilay inta la’ogyahay 30 khawaarij ah,waxayna ugu carareeyn halkaa oo ay yaalaan.

Waxaa sidoo kale geesiyaasha dalka ka difaacaya khawaarijta u suuragashay inay halkaas ku gubbaan Afar gaari,waxayna gacanta ugu dhiggeen laba Gaari oo nuuca dagaalka ah.

Wasiir Daa’uud Aweys ayaa sidoo kale boggaadiyay guulaha waweyn oo ay soo hoyeen geesiyaasha Ciidanka Xoogga iyo kuwa degaanka,islamarkaana ay sii socon doonaan howlgallada dalka looga xoreynayo khawaarijta.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha dibadda XFS oo ka qeyb-galay Shirka caalamiga ah ee Ururka G77 oo lagu qabtay Cuba

Next Post

Mas’uuliyiin dhiiri gelin ah ugu tegay ciidamada xoogga dalka ee la wareegay Bacaadweyne

Next Post
Mas’uuliyiin dhiiri gelin ah ugu tegay ciidamada xoogga dalka ee la wareegay Bacaadweyne

Mas'uuliyiin dhiiri gelin ah ugu tegay ciidamada xoogga dalka ee la wareegay Bacaadweyne

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “FARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMO”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “FARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMO”

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In