Sunday, August 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo xariga ka jaray mashruuca laga hirgeliyey Dagmada Ceelguula

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo xariga ka jaray mashruuca laga hirgeliyey Dagmada Ceelguula
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isku duwaha Wasaarada Tamarta iyo kheyraadka biyaha Galmudug Axmed Xasan Faarax  oo ay wehliyeen howlwadeeno ka tirsan Wasaaradda ayaa maanta xariga ka jaray ceelbiyoodka dagmada Ceelguula, kaasoo  qalabeyn iyo dayactir qeybo badan isugu jira ay ku sameeyeen Wasaaradaha Tamarta iyo  kheyraadka biyaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo tan dowlad gobaleedka Galmudug Mashruucaasi oo uu maalgaliyay midowga Yurub

Isku duwaha Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha Galmudug Axmed Xasan Faarax oo ugu horeyn ka warbixiyay mashruuca laga fuliyay dagmada Ceelguula ayaa tilmaamay inay qeyb ka tahay dadaallada lagu horumarinayo adeegyada aasaasiga u ah Bulshada.

Related posts

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026

Qaar ka mida shacabka Dagmada ayaa uga  mahad celiyay Dowladda Federaalka, tan Galmudug iyo Midowga Yurub mashruuca ay ka hirgeliyeen deegaanka, ayna ka faa’iideysan doonaan shacabka ku dhaqan Degmada iyo Nawaaxigeeda.

Previous Post

Xirfadlayaal Caafimaad oo tababar loogu soo gabagabeeyay dalka Uganda

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada XFS

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada XFS

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026
0

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka DWBS, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay ku xigeenka Ergayga...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka tababar ugu soo xiray Galgaduud

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dugsiga Xananbuure ee...

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka NISA oo hawlgal ku dilay horjoogeyaal ka tirsanaa Khawaarijta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo 12-kii Agoosto 2026 ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In