Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay madaxda Hay’adaha dalka ka howlgala

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay madaxda Hay’adaha dalka ka howlgala
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waaxda Kormeerka iyo Qiimeynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulamo gooni gooni ah la yeelatay qaar ka mid ah hay’adaha caalamiga ah ee ka howlgala gudaha dalka sida NIS, World Vision Iyo IDLO.

Waaaxda Kormeerka iyo Qiimeyna ayaa ugu horeyntii u soo bandhigtay hay’adaha ay la kulantay nidaamka kormeerka iyo Qiimeynta Qaranka kaasi oo la doonayo in hay’adaha ku dhaqmaan..

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026

Kulamada ayaa diiradda lagu saarayay xoojinta nidaamka Kormeerka iyo Qiimeynta Qaranka ee heerarka kala duwan ee dowladda kaasoo ah mid dhameystiran oo lagula soconayo mashaariicda ay hay’adahan ka fuliyaan dalka, waxaana ujeedadoodu ahayd sidii loo adkeyn lahaa  xariirka  u dhaxeeya  Wasaaradda iyo Hay’adahan.

Waaxda Kormeerka iyo Qiimeynta ayaa ugu danbeyntii fartay in Hay’adaha dalka ka howlgala ay u hogaansamaan awaamiirta dowladda, kuna shaqeeyaan shuruucda iyo xeerarka ay dowladdu u dejisay hay’adaha.

Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha waxaa ka go’an in la hirgeliyo hab hufan oo wax ku ool ah oo kor u qaadaya nidaamka kormeerka iyo qiimeynta Soomaaliya.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dul istaagay hannaanka dib u soo celinta ciidamada ku maqnaa tababarka Ereteriya

Next Post

Wasiirka Cadaaladda XFS oo khudbad ka jeediyay shirka Golaha Cadaaladda ee Jaamacadda Carabta

Next Post
Wasiirka Cadaaladda XFS oo khudbad ka jeediyay shirka Golaha Cadaaladda ee Jaamacadda Carabta

Wasiirka Cadaaladda XFS oo khudbad ka jeediyay shirka Golaha Cadaaladda ee Jaamacadda Carabta

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In