Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo kormeeray Machadka Caafimaadka Qaranka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka XFS oo kormeeray Machadka Caafimaadka Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr, Cali Xaaji Aadan ayaa maanta booqasho ku tagay Machadka Caafimaadka Qaranka (NIH), waxaana ku soo dhaweeyay agaasimaha guud Machadka, Dr Xuseen Abuukar Muxiyadiin. Ujeeddada booqashada Wasiirka ayaa ahayd u kuurgelidda howlaha uu Machadka u hayo Bulshadda iyo Qaranka.

Sidoo kale mudadii uu Wasiirka ku guda jiray Booqashadiisa waxa uu warbixino ka dhegeystay Masuuliyiinta machadka, ayagoo Warbixino ka siiyay guulaha, caqabadaha iyo howlaha hortabinta leh ee Machadka Caafimaadka Qaranka (NIH).

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa ugu danbeentii bogaadiyay shaqaalaha Machadka dhabar adeega ay u muujinayaan shaqada, waxa uuna kula dardaarmay in ay dedaalka sii laba jibbaaraan.

Booqashada Wasiirka ayaa hoosta ka xariiqday dadaalka Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ay ugu jirto sidii loo dhisi lahaa awoodda cilmi baarista caafimaadka gudaha, waxaana uu Wasiirku rajo wanaagsan ka muujiyay in Machadka Caafimaadka Qaranka (NIH) ay gacan ka geysan doonto sidii loo horumarin lahaa natiijooyinka caafimaadka Qaranka.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ugu hambalyeeyey shacabka iyo dowladda Turkiga sannad-guurada 100-aad ee aasaaska Jamhuuriyadda

Next Post

R/W Xamsa “Jawaab deg-deg ah ayaa laga bixiyay duulaankii ay Khawaarijtu ku qaaday Waxbarashada 29kii October”

Next Post
R/W Xamsa “Jawaab deg-deg ah ayaa laga bixiyay duulaankii ay Khawaarijtu ku qaaday Waxbarashada 29kii October”

R/W Xamsa "Jawaab deg-deg ah ayaa laga bixiyay duulaankii ay Khawaarijtu ku qaaday Waxbarashada 29kii October"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In