Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo si diirran loogu soo dhaweyeyey Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Hirshabeelle oo si diirran loogu soo dhaweyeyey Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.

Wafdiga Madaxweynaha Hirshabeelle waxaa garoonka diyaaradaha ee Aaden Cade kusoo dhoweeyay Wasiiro, Xidhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Qaar ka mid ah Xubnaha Labada Gole ee Hirshabeelle, qeybaha bulshada iyo Masuuliyiin kale.

Related posts

Shirka Golaha Wasiirrada oo maanta looga hadlay xaaladda abaaraha ka jira dalka

Shirka Golaha Wasiirrada oo maanta looga hadlay xaaladda abaaraha ka jira dalka

February 19, 2026
Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada Qaranka kusoo dhaweeyay Golaha Mustaqbalka

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada Qaranka kusoo dhaweeyay Golaha Mustaqbalka

February 19, 2026

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa ka warbixiyay xaaladaha guud ee Hirshabeelle gaar ahaan arrimaha amniga, howgalada lagu baacsanayo kooxda khawaarijta ah ee ka socda deegaannada Hirshabeelle, arrimaha nabadeynta iyo saameynta deegaanada Hirshabeelle uu ku yeeshay roobabka iyo fatahaadaha wabiga shabeelle.

Mudane Cali Guudlaawe ayaa tilmaamay inuu booqday furimaha hore ee dagaalka si uu dhiirigeliyo ciidankeenna geesiyaasha ah ee har iyo habeenba u taagan baabi’inta cadowga shacabka Soomaaliyeed isagoo intaa ku daray inay wadaan abaabul dhowaan loo ruqaansan doono xoreynta deegaanada galbeedka Hirshabeelle.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa xusay in saameyn aad u daran ay u geeysteen roobabka iyo fatahaadaha wabiga shabeelle degmooyinka Beledweyne, Buulo-burde, Jalalqsi, Mahadaay iyo Jowhar isagoo adkeeyay inay ugu daran tahay Magaalada Beledweyne oo dadkii deganaa ay ka barakaceen,  waxa uuna shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay caawiyaan dadka ay saameeyeen roobabka iyo Fatahaadaha.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dul istaagay baaxadda dhibaatada Roobabka El-nino ee soo gaartay deegaannada Jubbaland

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya "SAWIRRO"

Shirka Golaha Wasiirrada oo maanta looga hadlay xaaladda abaaraha ka jira dalka

Shirka Golaha Wasiirrada oo maanta looga hadlay xaaladda abaaraha ka jira dalka

February 19, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 19 Febraayo 2026: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, kaas oo...

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada Qaranka kusoo dhaweeyay Golaha Mustaqbalka

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada Qaranka kusoo dhaweeyay Golaha Mustaqbalka

February 19, 2026
0

Muqdisho, Feberaayo 19, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku soo dhoweeyay Masuuliyiinta...

Sheekh Cali Wajiis oo ka hadlay Siyaasadda Madaxda Qaranka ay ku wajaheen dagaalka Khawaarijta

Sheekh Cali Wajiis oo ka hadlay Siyaasadda Madaxda Qaranka ay ku wajaheen dagaalka Khawaarijta

February 19, 2026
0

Sheekh Cali Wajiis ayaa sheegay in siyaasadda iyo diblomaasiyadda ay hoggaaminayaan madaxda qaranka ay horseed u noqotay in Soomaaliya hesho...

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

February 19, 2026
0

Madaxa xafiiska arrimaha Xajka ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS, Dr. Khadar Xaaji Daahir, ayaa ka warbixiyay heshiis cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In