Friday, June 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

MadaxweynahaTurkiga iyo Amiirka Qatar oo kawada hadlay xasuuqa ay Isra’iil ku hayso Shacabka Falastiin

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
MadaxweynahaTurkiga iyo Amiirka Qatar oo kawada hadlay xasuuqa ay Isra’iil ku hayso Shacabka Falastiin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo Amiirka Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thaani, ayaa Isniintii Shalay kawada hadlay xasuuqa Isra’iil ay ku hayso Shacabka Falastiin iyo xaaladihii ugu dambeeyay ee magaalada Qaza.

Labada hoggaamiye ayaa si qota dheer ugu wadahadlay xaaladihii ugu dambeeyay xasuuqa Israa’iil ay ka waddo magaalada Qaza, dadaalladii lagu doonayay xabbad-joojinta iyo tillaabooyinka la qaadi karo si gargaarka bini’aadannimo loo gaarsiiyo Shacabka Qaza, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay Madaxtooyada Turkiga.

Related posts

Tianjin magaalo kulmisay taariikhda iyo tiknoolajiyada mustaqbalka ee Shiinaha

Tianjin magaalo kulmisay taariikhda iyo tiknoolajiyada mustaqbalka ee Shiinaha

June 5, 2026
WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026

Intii uu socday kulankan, Erdogan ayaa carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo in Isra’iil lagula xisaabtamo dembiyada dagaal ee ay ka geysatay Falastiin, isagoo intaa ku daray in Turkiga ay sii wadayaan dadaallada ay ku gaarsiinayaan Qaza gargaar bini’aadannimo oo ku filan.

Previous Post

Wasiirka Caafimadka oo magaalada Dubai uga qeyb galay shir ay soo qabanqaabisay WHO

Next Post

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Maamulaha Bangiga Addduunka ee Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Maamulaha Bangiga Addduunka ee Soomaaliya

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Maamulaha Bangiga Addduunka ee Soomaaliya

Tianjin magaalo kulmisay taariikhda iyo tiknoolajiyada mustaqbalka ee Shiinaha

Tianjin magaalo kulmisay taariikhda iyo tiknoolajiyada mustaqbalka ee Shiinaha

June 5, 2026
0

Tianjin, Shiinaha – Magaalada Tianjin ayaa maanta loo aqoonsan yahay mid ka mid ah xarumaha ugu muhiimsan ee dhaqaalaha, ganacsiga...

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay deegaannada Masaajid...

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In