Sunday, August 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimadka oo magaalada Dubai uga qeyb galay shir ay soo qabanqaabisay WHO

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimadka oo magaalada Dubai uga qeyb galay shir ay soo qabanqaabisay WHO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa maanta ka qaybgalay kulan gaar ah oo ku saabsanaa sidii loo abuuri lahaa xalka waara ee la xiriira isbadalka climilada.

kulanka ayaa looga hadlay xoojinta nidaamka Caafimaadka waxaana soo qabanqaabisay Heyโ€™adda Caafimaadka Adduunka iyo Heyโ€™adda Maraynta howlaha (UNOPS) waxa uuna qeyb ka ahaa kulan waynaha isbadalka cimilada (COP28) ee ka socda magalaadda Dubai.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
Markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026

Wasiira Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee XFS Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa qayb ka ahaa kulanka gaarka ahaa ee ay kasoo qayb galeen Wasiirada Caafimaadka ee wadamada kala ah Pakistan, Yemen iyo Masar sidoo kale kulanka waxaa qayb ka ahaa Agaasimaha Guud ee heyโ€™adda UNOPS.

Kulanka ayuu Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya ka jeediyey khudbad taariikhi ah taasoo taabanaysay sida loo abuuri lahaa habka isku xiran ee isbadalka cimilada iyo Caafimaadka ee xalka waara, waxa ayna Soomaaliya qayb ka tahay isbahaysi cusub oo arrimahaas xoogga saaraayoย  loona yaqaano Alliance for Transformative Acton on Climate and Health ( ATACH).

Waxa uuna ku soo gunaanaday Wasiirka Caafimaadka sida ay Soomaaliya hadda u wajahaysa isbadalka cimilada oo bilow ka hore ay ka soo baxday abaaro, islamarkaana bilaabatay Fatahaada ( El NiNo), Sidoo kale Wasiirka ayaa carabka ku adkeeyey guulaha ay Soomaaliya ka gaartay hirgelinta nidaamka cadceeda tamarta loogu helo ( Solar Energy Systems) kaasoo ilaa iyo hadda laga hirgeliyey qeybo ka mid ah Isbitaalada Gobolada iyo Degmooyinka ku yaalo dalka, iyadoo ay jiraaan qorshe dhamaystiran oo ku wajahan sidii loo dhamaystiri lahaa xarumaha Caafimaadka ee dalka oo dhan.

Previous Post

Ciidanka XDS oo gurmad u sameeyay dadka ku dhaqan magaalada Buurdhuubo

Next Post

MadaxweynahaTurkiga iyo Amiirka Qatar oo kawada hadlay xasuuqa ay Israโ€™iil ku hayso Shacabka Falastiin

Next Post
MadaxweynahaTurkiga iyo Amiirka Qatar oo kawada hadlay xasuuqa ay Israโ€™iil ku hayso Shacabka Falastiin

MadaxweynahaTurkiga iyo Amiirka Qatar oo kawada hadlay xasuuqa ay Israโ€™iil ku hayso Shacabka Falastiin

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...

Markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026
0

Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™, oo burcad-badeeddu 17-kii...

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hayโ€™adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In