Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka Iskaashiga Islaamka oo ka soo horjeestay faragalinta madax-bannaanida Soomaaliya

caqiil by caqiil
2 years ago
in Wararka
0
Ururka Iskaashiga Islaamka oo ka soo horjeestay faragalinta madax-bannaanida Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War qoraal ah oo ka soo baxay Ururka Iskaashiga Islaamka ee (OIC) ayaa lagu muujiyay diidmada fal kasta oo ka dhan ah madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Xoghayaha Ururka Iskaashiga Islaamka, ayaa sheegay in loo baahan in Dowladda Soomaaliya lagu ixtiraamo madax-bannaanideeda dhuleed.

Related posts

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026

Bayaan ka soo baxay Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa lagu yiri: “OIC waxaa ka go’an adkeynta iyo ixtiraamka madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Dawladaha xubinta ka ah OIC, si waafaqsan Axdiga Ururka Iskaashiga Islaamka iyo sharciga caalamiga”.

Marka laga hadlayo Isfahamka dhexmaray Dowladda Federaalka Itoobiya iyo maamulka Somaliland 1-dii Janaayo 2024, Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) waxuu adkeynayaa diidmada fal kasta oo ka dhan ah madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa lagu soo gabagabeeyay Bayaankan ka soo baxay Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC).

Previous Post

Iiraan oo mas’uuliyadda weerarkii Kerman ku edeeysay Isra’iil iyo Mareykanka

Next Post

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka  Kenya oo cambaareeyay xadgudubka Ethiopia kula kacday madax banaanida dhuleed ee JFS

Next Post
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka  Kenya oo cambaareeyay xadgudubka Ethiopia kula kacday madax banaanida dhuleed ee JFS

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka  Kenya oo cambaareeyay xadgudubka Ethiopia kula kacday madax banaanida dhuleed ee JFS

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga (Letters...

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026
0

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
0

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In