Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waxgaradka gobolka Awdal oo ka horyimid damaca Itoobiya

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Waxgaradka gobolka Awdal oo ka horyimid damaca  Itoobiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Salaadiinta,Odayaasha dhaqanka iyo bulshada qaybaheeda kala duwaan ee gobolka Awdal ayaa si isku mid ah uga soo horjeestay heshiis ku sheega u la galay Muuse Bixii Itoobiya oo ay ku dooneysay Itoobiya in ay ku soo xadgudubto madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya.

Waxgaradka ayaa sheegay in ay maanta tahay maalinkii ay midoobi lahaayeen shacabka unna istaagi lahayeen si ay u difaacaan midnimadda iyo madax-bannaanida dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

”Abiy Axmed waxaa leenahay xisaab qaldan ayaad isku dhufsatay,in aadan tariikhada hayn ayaan umalayneyna Soomaaliya iyo Itoobiya soo dhexmartay qarniyo hore,Shacabka Soomaaliyeed ee Raas Kambooni,Raas caseyr iyo Lowya Cadde jooga waxaan ugu baaqaynaa haloo midoobo difaaca dhulka iyo badda Soomaaliya,maanta Soomaali loo sheegi maayo dagaal,waa wax aad looga xumaado in la yiraahado badda ayaa la Iibiyay,badda maah mid Iib noqon karta lamana Iibin karo,cid ubareeri karta arrintaasnaa ma jirto, dadka reer Awdal waa in ay kacaan,waxaad haystaan fursad,dhul iyo badda dadkii lahaa ay taag yihiin cid qaadan karta ma jirto waxaana ku tilmaami karnaa in ay riyootay Itoobiya.”

Dowladda Soomaaliya ayaa si cad uga hortimid heshiis beenaadka iyo damaca gurracan Abiy Axmed ee u ku doonayo xadgudubka madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, iyadoo taageero ay la garab istaageen Saaxiibadda Soomaaliya si looga hortago damaca qaawan ee Abiy iyo kooxdiisa.

Previous Post

Diblumaasi, xildhibaan Suldaan Said Ahmed oo loo magacaabay ergayga gaarka ah ee Finland u qaabilsan arrimaha nabadda iyo dhexdhexaadinta Geeska Afrika

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Garoowe

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Garoowe

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Garoowe

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In