Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlad gobolleedka Puntland,.
Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani, masโuuliyiin ka tirsan golayaasha Dowladda Federaalka iyo kuwa Puntland iyo dadweyneFarabadan.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Garoowe uga qeyb-galaya caleemasaarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Dani.