Wednesday, February 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Sheekh Aadan oo qaabilay Guddoomiyaha Midowga Culimada Islaamka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Sheekh Aadan oo qaabilay Guddoomiyaha Midowga Culimada Islaamka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan BJFS ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Dr. Ali Muhidin Al-Qardai oo ah Guddoomiyaha Midowga Culimadda Islaamka, waxaana kulanka ku weheliyay Agaasimaha Xafiiska Hay’adda Qatar Al Kheyriyah ee Soomaaliya Mudane Cabdifataax Aadan Macalin iyo Shuceyb Cabdiladiif oo ah Guddoomiyaha Hay’adda Zamzam ee Soomaaliya.

Guddoomiyaha Midowga Culimadda Islaamka, oo ka mahadceliyay soo dhoweynta loogu sameeyay Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan gargaarka lagu garab istaagaayo Shacabka Soomaaliyeed, islamarkaana la sii xoojin doono waxqabadka hay’adaha kala duwan ee Islaamka.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay kal-fadhiga 48aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay kal-fadhiga 48aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

February 11, 2026
Wasiirka Batroolka XFS oo Cape Town kulan la qaatay maalgashadayaal caalami ah

Wasiirka Batroolka XFS oo Cape Town kulan la qaatay maalgashadayaal caalami ah

February 11, 2026

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo boggaadiyay mashaariicda badan ee laga fuliyay Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey booqashada Dr. Ali Muhidin Al-Qardai, waxaana uu kula dardaaramay in ay sii laba jibaaraan dar dargelinta mashaariicda horumarineed ee dalka iyo dadka Soomaaliyeed wax loogu qabanayo.

Previous Post

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay wafdi ka socday Hay’adda IMC

Next Post

Wasiirka Caafimaadka XFS iyo Safiirka Talyaaniga oo kormeeray Isbitaalka Demartimo “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Caafimaadka XFS iyo Safiirka Talyaaniga oo kormeeray Isbitaalka Demartimo “SAWIRRO”

Wasiirka Caafimaadka XFS iyo Safiirka Talyaaniga oo kormeeray Isbitaalka Demartimo "SAWIRRO"

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay kal-fadhiga 48aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay kal-fadhiga 48aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

February 11, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ka qaybgalay furitaanka Kal-fadhiga...

Wasiirka Batroolka XFS oo Cape Town kulan la qaatay maalgashadayaal caalami ah

Wasiirka Batroolka XFS oo Cape Town kulan la qaatay maalgashadayaal caalami ah

February 11, 2026
0

Cape Town – Koonfur Afrika: Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa kulan...

February 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa magaalada Cape Town kulan kula yeeshay...

Ciidamada XDS oo 6 Khawaarij ah ku dilay Gobolka Hiiraan

Ciidamada XDS oo 6 Khawaarij ah ku dilay Gobolka Hiiraan

February 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya geesiyaasha dadka deegaanka ayaa saaka fuliyay weerar dhabagal ah oo ka dhacay gobolka Hiiraan,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In