Wednesday, May 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo sheegay in hadda kadib aan lagu soo xadbi doonin Baddeenna

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo sheegay in hadda kadib aan lagu soo xadbi doonin Baddeenna
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac,ayaa faafaafihin ka bixiyay heshiiska iskaashiga difaaca ee Soomaaliya iyo Turkiga oo maanta dhaqan-galay.

Wasiirka oo ka hadlayay munaasabad lagu daah-furayay dhaqan galka heshiiska difaaca ee Soomaaliya iyo Turkiga oo lagu qabtay gudaha Markab dagaal oo ay Ankara u soo dirtay Muqdisho, ayaa intaa ku daray tallaabadani ay ka dhigan tahay in wixii hadda ka dambeeya aan lagu soo xad gudbi Karin baddeenna.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

May 12, 2026
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

May 12, 2026

Wasiir Jaamac “Waxaan rajeynaynaa hadduu Alle idmo in wixii hadda ka dambeeya aan baddeena looga baqayn, cadowga noocyadiisa kala duwan, sida burcad badeed, kuwo qashin ku shubaya, kuwo uu damac uga jira ama kuwo kalluumeysi sharci darro ah ka wado”.

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac,ayaa sheegay in ay si dardar leh ku socdaan tababarka iyo isku dubaridka ciidamada Qaranka noocyadooda kala duwan dhowaanna ay iyagu la wareegi doonaan amniga guud ee dalka sida uu qorshuhu yahay.

Previous Post

Wasaaradda Deegaanka XFS oo soo saartay warbixin ku Aaddan Saadaasha Hawada 

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo u Ambabaxay dalka Turkiga 

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo u Ambabaxay dalka Turkiga 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo u Ambabaxay dalka Turkiga 

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

May 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

May 12, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xilka la wareegay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xilka la wareegay

May 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...

Wasiirka Gaadiidka XFS oo digniin u diray shirkadaha diyaaradaha

Wasiirka Gaadiidka XFS oo digniin u diray shirkadaha diyaaradaha

May 12, 2026
0

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa ka hadashay caqabadaha ka jira Garoonka Aadan Cadde. Wasiir Maxamed Faarax Nuux ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In