Saturday, June 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Dhallinyarada XFS oo la kulmay dhigiisa dalka Finland

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Dhallinyarada XFS oo la kulmay dhigiisa dalka Finland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Bare Maxamuud oo safar shaqo ku jooga magaalada Helsinki ee dalka Finland ayaa kulan la qaatay Wasiirka Dhallinyarada iyo Isboortiga dalka Finland Sandra Bergqvist.

Labada Wasiir ayaa kulankooda kaga hadlay wada shaqeynta ka dhaxeysa guud ahaan labada dal, gaar ahaan labada Wasaaradood. Labada Wasiir ayaa sidoo kale kulankooda kaga warbixiyay xaaladaha ay ku suganyihiin Dhallinyarada labada dal.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

June 26, 2026
Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

June 26, 2026

Wasiir Maxamed Bare ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay in labada Wasaaradood ay ka wada shaqeeyaan sidii sare loogu qaadi lahaa xirfadaha iyo aqoonta dhallinyarada Soomaaliyeed si ay qeyb kaga noqdaan nidaamka nabad-dhiska dalka maadaama dalka Finland uu yahay dalkii ugu horeeyay ee qorshe howleed qaran u sameeya qaraarka Dhallinyarada, Nabadda iyo Amniga ee golaha ammaanka ee qaramada midoobay (UNSCR 2250).

Ergeyga Wasaaradda Arimaha Dibeda Finland u qaabilsan arimaha nabadda geeska Afrika mudane Suldaan Saciid oo kulanka qeyb ka ahaa ayaa isna ka hadlay muhiimadda ay leedahay in dhallinyarada ay qeyb ka noqdaan arimaha nabadeynta.

Wasiirka Wasaaradda ayaa ugu dambeyntii kaga mahadceliyay Wasiirka dhigiisa ah wadashaqeynta ay la leeyihiin dowladda Soomaaliyeed.

Previous Post

Xarunta Maxkamadda Sare oo lagu dhaariyay 30 Garsoore oo dhawaan kusoo baxay tartan furan

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo kulan la qaatay Wasiir ku-xigeenka Cadaaladda Turkiga “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo kulan la qaatay Wasiir ku-xigeenka Cadaaladda Turkiga “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo kulan la qaatay Wasiir ku-xigeenka Cadaaladda Turkiga "SAWIRRO"

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

June 26, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya maamuuska halyeeyadii naf u huray soo dhicinta gobanimada dalkeenna...

Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

June 26, 2026
0

Danjiraha JFS ee dalka South Sudan, isla markaana ah Danjiraha Ma-degenaha ah ee Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

June 26, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qayb galay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusay 66 sano...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

June 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa isaga oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, hambalyo iyo bogaadin...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In