Saturday, June 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo kulan la qaatay Wasiir ku-xigeenka Cadaaladda Turkiga “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo kulan la qaatay Wasiir ku-xigeenka Cadaaladda Turkiga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Caddaaladda ee dalka Turkiga Mudane Niyaz Acar iyo wafdi uu hoggaaminayo oo qeyb uu ka yahay safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş.

Mudane Saalax ayaa ku ammaanay kaalinta muhiimka ah bahda caddaaladdu ay ku leedahay iskaashiga istiraatijiga ah ee ka dhaxeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Turkiga.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay Shabeellaha Dhexe

June 27, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

June 26, 2026

Dhankiisa, Wasiir Ku-xigeenka Caddaaladda dalka Turkiga Niyaz Acar, ayaa isna uga mahadceliyay golaha Wasiiradda JFS ansixinta heshiisyada afarta ah ee ay hore u kala sexiixdeen labada Wasiir Caddaalada ee labada dal.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa waxaa Kulanka ku weheliyey Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Xasan Macallin Maxamuud, wasiir ku-xigeenka wasaaradda, Axmed Cabdiraxmaan Xasan iyo wasiiru-dowaha wasaaradda, Avv. Muumino Sheekh Cumar

Previous Post

Wasiirka Dhallinyarada XFS oo la kulmay dhigiisa dalka Finland

Next Post

Taliyaha Ciidanka Booliska oo Dalka Jabuuti tababar ugu soo xiray ciidamo Boolis

Next Post
Taliyaha Ciidanka Booliska oo Dalka Jabuuti tababar ugu soo xiray ciidamo Boolis

Taliyaha Ciidanka Booliska oo Dalka Jabuuti tababar ugu soo xiray ciidamo Boolis

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay Shabeellaha Dhexe

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal amni xaqiijin ah oo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay, deegaanno iyo tuulooyin...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

June 26, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya maamuuska halyeeyadii naf u huray soo dhicinta gobanimada dalkeenna...

Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

June 26, 2026
0

Danjiraha JFS ee dalka South Sudan, isla markaana ah Danjiraha Ma-degenaha ah ee Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

June 26, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qayb galay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusay 66 sano...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In