Tuesday, August 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaar ka mid ah Madaxweynayaasha dowlad Gobolleedyada oo Caasimadda soo garay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Qaar ka mid ah Madaxweynayaasha dowlad Gobolleedyada oo Caasimadda soo garay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali – Xoosh iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Golayaasha dowladda ayaa garoonka diyaaaradaha Caalamiga ah Aden Cadde ee Muqdisho ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.

Madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada dalka ayaa u yimid Caasimadda dalka ka qeyb galka shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo dhawaan laguwda in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ka furo Magaalada Muqdisho

Related posts

Wasiirka Gashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka XDS oo booqasho shaqo ku tegay xarunta Danab ee Gaalkacyo

Wasiirka Gashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka XDS oo booqasho shaqo ku tegay xarunta Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026
Wasiir Cali Xoosh oo Shacabka Soomaaliyeed uga digay fatahaadaha laga cabsida qabo

Wasiir Cali Xoosh oo Shacabka Soomaaliyeed uga digay fatahaadaha laga cabsida qabo

August 18, 2026

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Next Post

Muqdisho oo lagu soo gabagabeeyay Banbax diyaarinta istaraatiijiyadda bahda Cadaaladda

Next Post
Muqdisho oo lagu soo gabagabeeyay Banbax diyaarinta istaraatiijiyadda bahda Cadaaladda

Muqdisho oo lagu soo gabagabeeyay Banbax diyaarinta istaraatiijiyadda bahda Cadaaladda

Wasiirka Gashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka XDS oo booqasho shaqo ku tegay xarunta Danab ee Gaalkacyo

Wasiirka Gashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka XDS oo booqasho shaqo ku tegay xarunta Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim...

Wasiir Cali Xoosh oo Shacabka Soomaaliyeed uga digay fatahaadaha laga cabsida qabo

Wasiir Cali Xoosh oo Shacabka Soomaaliyeed uga digay fatahaadaha laga cabsida qabo

August 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Cali Yuusuf (Cali Xoosh), ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay khatar la xiriirta...

Laba dhallinyaro xoolo-dhaqato ah oo Ruunirgood ku dilay horjooge ka tirsanaa Khawaarijta

Laba dhallinyaro xoolo-dhaqato ah oo Ruunirgood ku dilay horjooge ka tirsanaa Khawaarijta

August 18, 2026
0

Laba dhallinyaro ah oo xoolo-dhaqato ah ayaa 17-kii Agoosto 2026 degmada Ruunirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay mid ka...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo xooga saaraya xoojinta Xiriirkooda Laba geesoodka ah ee ka dhaxeeya

Soomaaliya iyo Shiinaha oo xooga saaraya xoojinta Xiriirkooda Laba geesoodka ah ee ka dhaxeeya

August 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In