Tuesday, September 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Isgaarsiinta oo shr uga qeybgalay Switzerland

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Isgaarsiinta oo shr uga qeybgalay Switzerland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aaden Macalin (Soomaali) iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalay Madasha (WSIS) World Summit for Information Society 2024 oo lagu qabtay sanadkaan Magaalada Geneva ee wadanka Switzerland.

Madasha waa Shirweynaha ugu weyn ee looga hadlo Arimaha Horumarka ICT-da, Waxaana lagu soo qaadanayaa guulaha lagaaray 20 sano guurada ka soo wareegtay xilligii la bilaabay Shirweynihii Adduunka ee Bulshada Warfaafinta oo lagu kala qabtay 2003-dii Caasimadda Geneva iyo Tunisiya 2005-tii ujeedkiisa ahaa qaab-dhismeedka iskaashiga dhijitaalka ah ee caalamiga ah iyadoo leh himilo lagu dhisayo aqoonta Bulshada, waxaana sidoo kale la eegidoonaa sida Teknoolojiyada dhijitaalka ah ay u taageeri karto horumarka mustaqbalka.

Related posts

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

September 8, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

September 8, 2026

Wasiirrka oo ka qeybgalay dood wadaag loo qabtay Wasiirada Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee ka qeybgalay Madasha WSIS 2024 ayaa la wadaagay heerka Horumarka Teknolojiyada dalkeena.

“Soomaaliya waxa ay u diyaarsantahay in ay ka faa’iideysato Isticmaalka Teknoolojiyadda Dhijitaalka si loo helo horumar waara sida ku cad Siyaasadaha iyo Shuruucda ICT- ga Qaranka” ayuu yiri Wasiir Maxamed.

Madasha WSIS 2024 waxaa sidoo kale lagu soo bandhigi doonaa Hiigsiga 2025 iyo sida loo qaabeenayo Arimaha Dhijitaalka.

Previous Post

The Somali Foreign Minister is investigating with the Libyan Embassy to strengthen relations

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo si diiran loogu soo dhaweeyay Degmada Matabaan “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle oo si diiran loogu soo dhaweeyay Degmada Matabaan “SAWIRRO”

Madaxweynaha Hirshabeelle oo si diiran loogu soo dhaweeyay Degmada Matabaan "SAWIRRO"

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

September 8, 2026
0

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu soo gabagabeeyay hawlaha dayactirka iyo...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

September 8, 2026
0

Muqdisho, 8 Sebtembar 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

September 8, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In