Monday, August 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha KGS oo ka qeybgalay munaasabad lagu weynaynayay maalinta Deegaanka Adduunka 5 June

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha KGS oo ka qeybgalay munaasabad lagu weynaynayay maalinta Deegaanka Adduunka 5 June
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Maanta ka qeyb qaatay Munaasabad lagu weyneyney Maalinta Deegaanka Adduunka oo ku astaysan 5 juun oo maanta oo kale la xuso Sanad walba.

Halku dhiga Munaasabada ee Sanadkaan ayaa ah Dhireynta ka hortaga Nabaad Guurka iyo u-adkeysiga Abaaraha.Barnaamika dhireynta ayaa ah,Mid aysan ku baraarugsaneyn bulshadeena.

Related posts

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026

Madaxweynaha oo ay garab taagnaayeeen Wasiirka Deegaanka iyo marti sharaf kale, ayaa muujiyey sida Maalintan muhiim ugu tahay Bulshada, isagoo sidoo kale Wasaaradda Deeganka iyo howlwadeenadeediii kala qeyb qaatay Dhir-beeris ay ku sameeya Magaalada lada maanta taas oo lagu weyneynayay Maalinta Deegaanka Addunka

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka cimilada ayaa looga fadhiyaa inay bulshada Soomaaliyeed, Barto ay muhiim ugu tahay dadka deeganka inay dhir ku abuuraan,.

Previous Post

Xukun lagu riday Shaqsi u qaabilsanaa khawaarijta ka arruurinta lacagaha Baadda ah Muqdisho 

Next Post

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo Jowhar ka daah-furay mashruuca biyo xireenka Sabuun

Next Post
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo Jowhar ka daah-furay mashruuca biyo xireenka Sabuun

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo Jowhar ka daah-furay mashruuca biyo xireenka Sabuun

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

August 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh...

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

August 31, 2026
0

Muqdisho, 31 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeeray deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In