Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Olole dhir-beeris ah oo laga sameeyay Dagmada Hobyo ee Gobalka Mudug

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Olole dhir-beeris ah oo laga sameeyay Dagmada Hobyo ee Gobalka Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Deegaanka Iyo Isbedelka Cimilada Dowlada Federalka oo kaashanaysa Wasaaradda Deegaanka Galmudug iyo Maamulka Degmada Hobyo ee Gobalka Mudug ayaa maanta ku qabtay Degmada Olole Dhir-beeris oo lagu xusayo Maalinta Deegaanka Aduunka oo ku beegan Maanta .

Wasaaradda oo ka duuleyso Goaankii Madaxwaynaha Dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee ahaa Soomaaliya Cagaaran ayaa olole balaaran oo dhirbeeris ah ka sameeyneysa dhamaan deegaanada Galmudug.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Ololahan Dhir-beerista ee laga sameeyay Dagmada Hobyo oo ay ka qeyb qaateen Masuuliyiinta Maamulka iyo Bulshada Dagmada ayaa waxaa uga warbixiyay Warbaahinta Qaranka Gudoomiyaha Dagmada Hobyo Cismaan Axmed Cabdille waxaana uu sheegay in Dhirtu ay muhiimad gaara u leedahay Deegaanka iyo Cimillada loogana baahan yahay Dhamaan Bulshada ku nool dagmada iyo deegaanada Hoostaga in ay xoogga saaraan ilaalinta Deegaanka kana qeyb qaatan Dadaalka loogu jiro ka hortaga Xaalufinta iyo Jarista Dhirta.

Maamulka iyo Bulshada Dagmada Hobyo ayaa Mudooyinkii u danbeeyayba Horumaro dhanka Dhireynta Deegaanka iyo Ilaalinta Cimilada ka sameeyay Dagmada Hobyo iyo Deegaanno Hoostaga

Previous Post

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo Jowhar ka daah-furay mashruuca biyo xireenka Sabuun

Next Post

Danjire Jabriil Ibraahim oo la kulmay Agaasimaha KMG ah ee Hay’adda UN-Habitat

Next Post
Danjire Jabriil Ibraahim oo la kulmay Agaasimaha KMG ah ee Hay’adda UN-Habitat

Danjire Jabriil Ibraahim oo la kulmay Agaasimaha KMG ah ee Hay’adda UN-Habitat

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In