Saturday, September 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Gaalkacyo oo soo xiray kulan wadatashi ah oo ka furnaa Gaalkacyo 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Duqa Gaalkacyo oo soo xiray kulan wadatashi ah oo ka furnaa Gaalkacyo 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka oo ay ka qeyb galeen Xubno ka socday Bulshada qeybaheeda kala duwan, ayaa Muddo laba maalmood ah ka socday Gaalkacyo, kulanka oo looga aragti dhiibanayay Arrimaha Dhulalka Waddooyinka,Nadaafada iyo Naqshad Mideysan u loogu sameyn lahaa Gaalkacyo si looga Gudbo Caqabadaha iyo muranada ka jira dhulalka iyo Waddooyinka.

Kulankaan ayaa intii uu socday Bulshada qeybahooda kala duwan waxa ay soo gudbiyeen Aragtidooda ku aadan sida loo heli karo Naqshad Mideysan, oo ay yeelato Gaalkacyo Hagaajinta Waddooyinka iyo Marinada Bulshada iyo sidoo kale Nadaafada iyo Fayadhowrka.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

September 19, 2026
Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga oo lagu qabtay Muqdisho

September 19, 2026

Gabagabadii kulanka, ayaa la isku wada raacay in maamulka iyo Shacabku ay iska kaashadaan Naqshadeynta magaalada ilaalinta, Waddooyinka Bulshada ka dhaxeeya iyo ka shaqeynta Nadaafada iyo Sare u qaadista bilicda Gaalkacyo.

Previous Post

Golaha Wasiirrada oo dhageestay warbixin ku saabsan La-dagaalanka khawaarijta 

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka oo daah furay Bandhigga Bugaagta Muqdisho 

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka oo daah furay Bandhigga Bugaagta Muqdisho 

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka oo daah furay Bandhigga Bugaagta Muqdisho 

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

September 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul...

Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga oo lagu qabtay Muqdisho

September 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo lagu...

Mudaneyaasha Golaha Shacabka oo buuxiyay boosas banaanaa

Mudaneyaasha Golaha Shacabka oo buuxiyay boosas banaanaa

September 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey laba xubnood oo buuxinaya boosaskii ka bannaanaa Guddiga Madaxa-bannaan...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Wasiirka Difaaca ee dalka Shiinaha

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Wasiirka Difaaca ee dalka Shiinaha

September 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan heer sare ah la yeeshay Wasiirka Difaaca Shiinaha,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In