Wednesday, February 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka ee SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray shir wadatashi ah oo ay si wadajir ah u soo qaban-qaabiyeen Hay’adda SoDMA, Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS iyo Hay’adda WFP, Kaa soo muddo labo cisho ah socday.

Shirkan waxaa looga hadlaayay hagidda iyo iskuduwidda ka jawabista xaaladaha degdegga ah, waxaana ka soo qeybgalay qaar kamid ah wasaaradaha XFS, Wasaaradaha gargaarka dowlad goboleedyada dalka, Ururrada taageera Soomaaliya, Hay’adaha caalamiga ah iyo Ururrada bulshada Rayidka ee dalka.

Related posts

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ku tallaabsanaya dhismaha guddi saaxiibtinimo oo Baarlamaan

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ku tallaabsanaya dhismaha guddi saaxiibtinimo oo Baarlamaan

February 4, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee CXDS

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee CXDS

February 4, 2026

Kulanka waxaa ka soo baxay in la xoojiyo wada shaqeeynta dhammaan daneeyaasha ka shaqeeya arrimaha ka jawaabista howlaha samata-bixinta dadka ay saameeyaan aafooyinka, in la sameeyo istiraatiijiyadda ka jawaabista xaaladaha dagdegga ah ee ilaalinta bulshada iyo In deeq bixiyaasha lagu boorriyo taageeradda howlaha lagu mideeynayo ka hortagga, ka jawaabista iyo ka soo kabashada aafooyinka.

Previous Post

Maxkamadda gobolka Banaadir oo la horgeeyey kiiska Xaaji Kaash oo Khawaarijta ka tirsanaa

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay qorshaha Dowladda ee hirgelinta doorashooyinka tooska ah

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay qorshaha Dowladda ee hirgelinta doorashooyinka tooska ah

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay qorshaha Dowladda ee hirgelinta doorashooyinka tooska ah

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ku tallaabsanaya dhismaha guddi saaxiibtinimo oo Baarlamaan

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ku tallaabsanaya dhismaha guddi saaxiibtinimo oo Baarlamaan

February 4, 2026
0

Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Aljeeriya, Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego), ayaa ka qeyb galay kulan rasmi...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee CXDS

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee CXDS

February 4, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 04 Febraayo 2026 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala...

Muqdisho oo lagu soo gabagabeeyay doorashada hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka 

Muqdisho oo lagu soo gabagabeeyay doorashada hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka 

February 4, 2026
0

Waxaa si rasmi ah usoo dhammaatay doorashada Guddoomiyaha, Guddoomiye Ku-xigeenka iyo Xoghayaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, taas oo...

Faadumo Cabdiqani Yuusuf oo loo doortay Xoghayaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

Faadumo Cabdiqani Yuusuf oo loo doortay Xoghayaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

February 4, 2026
0

Faadumo Cabdiqani Yuusuf ayaa loo doortay Xoghayaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, kaddib doorasho rasmi ah oo ay ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In