Friday, February 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda SoDMA oo shixnado gargaar ah ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Jowhar

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Hay’adda SoDMA oo shixnado gargaar ah ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta shixnado gargaar oo ka kooban qeybaha kala duwan ee raashinka iyo deeq daawo ah waxa ay ku wareejisay agaasimaha isbitaalka magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle .

Deeqdaan raashinka iyo dawada ka kooban ayaa hay’adda waxa ay ku garab istaagaysaa isbitaalka Jowhar, waxaana gurmadkaan ugu talagashay in la gaarsiiyo bukaannada lagu dabiibayo isbitaalkaas.

Related posts

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 20, 2026
Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

February 19, 2026

Munaasabad kooban oo ka dhacday Baqaarka SoDMA, ayaa deeqdaan lagula wareejiyay agaasimaha Isbitaalka Jowhar, waxaana goobjoog ka ahaa xafladaan Agaasimaha Waaxda gargaarka SoDMA Sahra Cali Yuusuf iyo Agasimaha Waaxda Cafimaadka SoDMA Dr Cabdullaahi Muuse Axmed.

Agaasimaha guud ee Isbitaalka Jowhar Ramla Cabdiraxmaan ayaa uga mahadcelisay SoDMA deeqdan raashinka iyo Daawada ee lagu wareejiyay, iyadoo tilmaamtay in deeqdan ay ku soo beegantay xilli ay baahi weyn u qabeen.

Previous Post

Kulan looga hadlayo qorshaha kala guurka ee ATMIS oo ka furmay Muqdisho

Next Post

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐁𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐊𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐍𝐚𝐚𝐟𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐥𝐞𝐞𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚

Next Post
𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐁𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐊𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐍𝐚𝐚𝐟𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐥𝐞𝐞𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐁𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐊𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐍𝐚𝐚𝐟𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐥𝐞𝐞𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 20, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka...

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kulan miro-dhal ah la...

Wasiirka  Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In