Wednesday, May 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjire Jabriil oo kulan casho ah u sameeyay xirfadlayaasha caafimaadka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Danjire Jabriil oo kulan casho ah u sameeyay xirfadlayaasha caafimaadka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa u qabtay kulan casho sharaf ah xirfadlayaasha caafimaadka iyo Ardayda Soomaaliyeed ee cilmiga caafimaadka ka barata dalka Kenya.

Kulanka ayaa looga dooday xal u helidda caqabadaha soo wajaha xirfadlayaasha caafimaadka (Somali Medical Professionals) iyo Ardayda intuba iyo sidoo kale sahminta hanaanka lagu kordhin karo tirada Ardayda Soomaaliyeed ee dooneysa inay dalkan wax ka bartaan.

Related posts

Wasiirka cusub ee Warfaafinta XFS ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

Wasiirka cusub ee Warfaafinta XFS ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

May 13, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

May 12, 2026

“Waxaan waqti ku qaadanay inaan ka hadalno kana fakarno arrimaha muhiimka ah ee saameeya xirfadlayaasha caafimaadka (Somali Medical Processionals) ee ka howlgala dalka Kenya iyo Ardaydeeens si aan u dejino yoolalka istiraatijiyadeed ee sanadka soo socda, markastana waxaan diyaar ula nahay xalinta caqabadaha la soo darsa umaadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya”. Ayuu yiri Danjire Jabriil.

Safaarada Soomaallya ee dalka Kenya ayaa durbadiiba ka howlgashay sidii ay xal deg-deg ugu heli lahayd culays ka soo wajahay Doctors ka howlgala dalka Kenya.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa shaaca ka qaaday in markasta bulshada Soomaaliyeed ay u furantahay albaabada Safaaradda, isla markaana diyaar loola yahay xalinta caqabadaha soo wajaha.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Wafdi ka socday Turkiga

Next Post

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo qaabishay wafdi ka socday IOM

Next Post
Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo qaabishay wafdi ka socday IOM

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo qaabishay wafdi ka socday IOM

Wasiirka cusub ee Warfaafinta XFS ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

Wasiirka cusub ee Warfaafinta XFS ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

May 13, 2026
0

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

May 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

May 12, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xilka la wareegay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xilka la wareegay

May 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In