Friday, March 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka oo ka qeybgalay shirweynaha Baarlamaanka Carabta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka oo ka qeybgalay shirweynaha Baarlamaanka Carabta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu hogaaminayo ayaa Magaaladda Qaahira ee xarunta wadanka Masar sidoo kalena ah xarunta Jaamacada Carabt uga qeyb galay shirweynaha 7-aad ee Baarlamaanka Carabta.

Shirka oo ay ka qeyb galeen madaxda Baarlamaanadda wadamada Carabta ayaa sanadkan halku dhigiisa waxa uu ahaa taageerida adkeysiga Shacabka Falastiin, waxaana shirka looga hadlay xaaladda dalka Falastiin iyo sidoo kale diidmada qorshayaasha daadgureynta shacabka Falastiiiniyiinta dhulkooda looga rarayo, waxaana inta kulanka uu socday madaxdii ka qeyb gashay ay aad u taageereen qadiyadda Falastiin oo si weyn shirka loogu difaacay.

Related posts

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

March 19, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

March 19, 2026

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow oo shirka ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabaneysa ayaa marka hore u mahadceliyay dhimacyada shirka soo qaban qaabiyay iyo dowladda Masar oo marti gelisay, waxaana sidoo kale madaxdii shirka ka qeyb gashay uu u sheegay in mowqifka dowladda Soomaaliya ee arinta Falastiin uu yahay mid cad islamarkaana Soomaaliya ay taageersantahay qadiyadda Falastiin ayna garab taagantahay.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay kalfadhiga 6aad ee Baarlamaanka JFS

Next Post

Xafiisyada Warfaafinta hay’adaha Dowladda oo aqoon isweydaarsi uga furmay Muqdisho

Next Post
Xafiisyada Warfaafinta hay’adaha Dowladda oo aqoon isweydaarsi uga furmay Muqdisho

Xafiisyada Warfaafinta hay'adaha Dowladda oo aqoon isweydaarsi uga furmay Muqdisho

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

March 19, 2026
0

Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In