Wednesday, September 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Xiriiriyaha Difaaca ee Safaaradda Masar

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
1 year ago
in Wararka
0
Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Xiriiriyaha Difaaca ee Safaaradda Masar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO: Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Cabdi,ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay Korneyl Axmed Faathi Cabdelsatar Al-Xuseyni, oo ah Xiriiriyaha Difaaca ee Safaaradda Masar.

Kulankan ayaa sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa,Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Sare Sahal Cabdullaahi Cumar, iyo saraakiil kale.ย 

Related posts

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

September 16, 2026
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

September 15, 2026

Intii uu socday kulanka ayaa waxa ayaa diiradda lagu saaray sidii la isaga kaashan lahaa, xoojintaย  laba geesoodka ah ee dhinacyada difaaca, tababarka, iyo diyaarinta ciidamada Masar oo dhawaan ku soo biiri doona, Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM).

๏ฟผ

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo saraakiil Soomaaliyeed tababar ugu soo xiray dalka Turkiga

Next Post

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo digniin kasoo saaray dadka aflagaadada iyo sumcad dilka ku sameeya baraha bulshada

Next Post
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo digniin kasoo saaray dadka aflagaadada iyo sumcad dilka ku sameeya baraha bulshada

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo digniin kasoo saaray dadka aflagaadada iyo sumcad dilka ku sameeya baraha bulshada

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

September 16, 2026
0

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dhiirri gelineyso tacbashada iyo manaafacaadsiga Timirta.   War...

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

September 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

September 15, 2026
0

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Baniโ€™aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ฎ ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ง๐ช๐š๐š๐๐š๐ฒ ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ ๐Š๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ž ๐Š๐š ๐†๐š๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง ๐๐ฎ๐ซโ€™๐š๐š๐ง ๐จ๐จ ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข ๐š๐ก

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In