RADIO MUQDISHO:- Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa kulan la qaatay Wakiilka Joogtada ah ee UNDP u qaabilsan Soomaaliya Mudane Lionel Laurens.
Kulanka ayaa waxay kaga wada hadleen xoojinta iskaashiga, si loo hormariyo ajendayaasha dib-u-habeynta qaranka iyo mudnaanta horumarineed ee Soomaaliya.