Monday, July 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka deegaanka Saddex Higlo oo dalbaday in gargaar degdeg ah lala gaaro dadka ay abaaruhu saameeyeen

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
6 months ago
in Wararka
0
Maamulka deegaanka Saddex Higlo oo dalbaday in gargaar degdeg ah lala gaaro dadka ay abaaruhu saameeyeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO:-Deegaanka Saddex Higlo,oo qiyaastii 50KM dhanka Koonfureed kaga beegan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug,ayaa waxaa ka taagan abaar aad u daran, taas oo si ba’an u saameysay nolosha dadka iyo duunyada ku dhaqan deegaankaasi.

Guddoomiyaha deegaanka Khaliif Warsame Maxamed oo la hadlay Radio Muqdisho,ayaa u sheegay in abaartani ay tahay mid in muddo ah ka jirtay deegaanka, isla markaana haatan ay ugu sii daran tahay xaaladda biyo biyo la’aanta daran iyo midda nololeed oo adag.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Koonfur Galbeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Koonfur Galbeed

July 6, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Oo Qadka Taleefoonka Kula Hadlay Dhiggiisa Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Oo Qadka Taleefoonka Kula Hadlay Dhiggiisa Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 6, 2026

Guddoomiyuhu waxa uu baaq u diray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug, isagoo ka codsaday in si degdeg ah gargaar biyo-dhaamin ah loo gaarsiiyo bulshada ku nool deegaanka, si loo yareeyo saameynta abaarta.

Previous Post

Wasaaradda Gaashaandhigga oo war ka soo saartay hawlgal ka dhacay Jubbada Hoose

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay waqtiga rasmiga ah ee la bilaabi doono qodista shidaalka Soomaaliya

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay waqtiga rasmiga ah ee la bilaabi doono qodista shidaalka Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay waqtiga rasmiga ah ee la bilaabi doono qodista shidaalka Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Koonfur Galbeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Koonfur Galbeed

July 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Oo Qadka Taleefoonka Kula Hadlay Dhiggiisa Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Oo Qadka Taleefoonka Kula Hadlay Dhiggiisa Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta wadahadal dhinaca...

Madaxweynaha JFS oo dhagax dhigay waddo laami ah oo isku xirta Saldhigga booliska & Garoonka Diyaaradaha

Madaxweynaha JFS oo dhagax dhigay waddo laami ah oo isku xirta Saldhigga booliska & Garoonka Diyaaradaha

July 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

NISA oo Muqdisho keentay laba eedeysane oo lagu qabtay Hub sharci-darro ah

NISA oo Muqdisho keentay laba eedeysane oo lagu qabtay Hub sharci-darro ah

July 6, 2026
0

Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa maanta magaalada Muqdisho keenay laba eedeysane oo kala ah Cabdi Maxamed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In