Monday, July 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay waqtiga rasmiga ah ee la bilaabi doono qodista shidaalka Soomaaliya

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
7 months ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay waqtiga rasmiga ah ee la bilaabi doono qodista shidaalka Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO:-Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in sanadkaan 2026-ka Soomaaliya ay ka mid noqon doonto dalalka caalamka kuwooda shidaalka soo saara.

Wasiirka Badroolka Iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Daahir Shir Maxamed, ayaa sheegay in Soomaaliya ay sanadkaan bilaabayso qadista ceelashii shidaalka ee lagu helay sahmintii la sameeyay.

Related posts

Wasiirka  Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

July 27, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

July 27, 2026

Wasiirku wuxuu tilmaamay in dalka Turkiga ay dalkeenna Soomaaliya iska kaashan doonaan , tilaabada lagu soo saarayo shidaalka dalkeenna, isla markaana lagu qodayo ceelasha shidaalka.

Munaasabad dhawaan ka dhacay Turkiga oo ay ka qayb galeen, madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo kan Turkiga mudane Rajab Dayip Erdogan, ayaa lagu shaaciyey inay guulaysatay sahmintii ceelasha shidaalka ee Soomaaliya,tilaabada kale ee xigta ee la qaadayana ay tahay in la bilaabo qodista ceelasha la helay.

Previous Post

Maamulka deegaanka Saddex Higlo oo dalbaday in gargaar degdeg ah lala gaaro dadka ay abaaruhu saameeyeen

Next Post

Isdiiwaangelinta dadweynaha ee doorashooyinka Gaalkacyo oo heer gabo-gabo ah maraya

Next Post
Isdiiwaangelinta dadweynaha ee doorashooyinka Gaalkacyo oo heer gabo-gabo ah maraya

Isdiiwaangelinta dadweynaha ee doorashooyinka Gaalkacyo oo heer gabo-gabo ah maraya

Wasiirka  Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

July 27, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa guddoomisay kulankii ugu horreeyay...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

July 27, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...

Agaasimaha Qorshaynta iyo NIS Foundation oo xoojinaya iskaashiga lagu taageerayo hirgelinta NTP 2025–2029

Agaasimaha Qorshaynta iyo NIS Foundation oo xoojinaya iskaashiga lagu taageerayo hirgelinta NTP 2025–2029

July 27, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay wafdi...

Hoggaamiyaha KGS oo soo xiray Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed Soomaaliya

Masuuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusay sannad-guurada 5-aad ee Ololaha Nadaafadda Xeebaha

July 27, 2026
0

Muqdisho — Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In