Monday, August 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

๐ƒ๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ž๐ฒ๐๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐ง๐ง๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐š๐ฒ๐š๐œ๐ญ๐ข๐ซ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 months ago
in Wararka
0
๐ƒ๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ž๐ฒ๐๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐ง๐ง๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐š๐ฒ๐š๐œ๐ญ๐ข๐ซ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Wang Yu, ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray xarunta keydka cunnada ee SoDMA oo dib-u-dayactir lagu sameeyay, taas oo ay taageertay dhismihiisa Dowladda Shiinaha.

Xarunta Keydka Cunnada ee SoDMA waxaa lagu xoojinayaa awoodda hayโ€™adda ee gurmadka biniโ€™aadannimo iyo kaydinta raashinka, si loogu gaarsiiyo dadka ay saameeyeen abaaraha, gaar ahaan kuwa ku sugan xaaladaha degdegga ah.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya

August 24, 2026
Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

August 24, 2026

Safiirka Shiinaha, Mudane Wang Yu, ayaa sheegay in Dowladda Shiinaha ay sii wadi doonto taageerada Soomaaliya, gaar ahaan gurmadka abaaraha iyo wax ka qabashada musiibooyinka kale ee dalka ka dhaca.

Ugu dambeyn, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA, ayaa uga mahadceliyay Dowladda Shiinaha, isagoo xusay in xaruntan ay muhiim u tahay xoojinta gurmadka biniโ€™aadannimo iyo kaydinta cunnada si loogu taageero dadka u baahan gargaarka ee dalka ku nool.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee JFS

Next Post

Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka oo ka mahadceliyay meelmarinta Dastuurka

Next Post
Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka oo ka mahadceliyay meelmarinta Dastuurka

Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka oo ka mahadceliyay meelmarinta Dastuurka

Guddoomiyaha SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya

August 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya,...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

August 24, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa laashay natiijadii doorashadii golayaasha deegaanka iyo wakiillada Galmudug, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare,...

Madaxweynaha JFS oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardaydii Kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Fasalka 12-aad

August 24, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah la qaatay 10-kii arday ee kaalmaha...

R/W Xamsa “Aqoonta la baranaayo iyo baahida suuqa taalo waa inay is daboolaan”.

R/W Xamsa “Aqoonta la baranaayo iyo baahida suuqa taalo waa inay is daboolaan”.

August 24, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad Shahaadooyin lagu guddoonsiinayey Arday dhamaysatay Daraasaadka Sare...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In