Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha guud ee HSJ oo Kormeeray Tuurdibi oo ka tirsan degmada galdogob+Sawirro

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha guud ee HSJ oo Kormeeray Tuurdibi oo ka tirsan degmada galdogob+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026

Agaasimaha guud ee HSJ G/sare Koofi ayaa kormeer ku sameeyey bar xaduudka Tuurdibi oo ka tirsan degmada galdogob ee gobolka Mudug.

Agaasimaha ayaa halkaas kula kulmey gudoomiyaha degmada, taliyaha booliiska degmada, wasiir kuxigeenka arimaha gudaha dowlad goboleedka Putland iyo xildhibaano, wuxuuna ka dhageystey warbixino khuseeya xadka Soomaaliya iyo Ethiopia ee ku beegan degmada Galdogob. Sidoo kale agaasimaha ayaa kormeerey dhisme dhowaan laga hirgeliyey Turdibi kaas oo loogu talagaley in ay ku shaqeeyaan saraakiisha socdaalka iyo kuwa canshuuraha.

Hadal uu agaasimaha Guud HSJ ka jeediyay Tur Dibi ayuu ugu mahadceliyay maamulka Puntland oo si gaar ah isaga xilqaamey in ay ku dhameystiraan dhamaan adeegyada lagama maarmaanka u ah bar-xuduudeedka iyo weliba dhismaha laga hirgeliyey.

Dhowaan ayey aheyd markii hay’addu tababar u soo xirtey saraakiil dhowaan ka howlgeli doona barta xuduudeedkaan oo dhowaan howl bilaabi doona.

Previous Post

Dibadbaxayaal Madaxwayne Trump ku tilmaamay Cunsuri

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo kulamo la leh bulshada ku dhaqan Cadaado

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo kulamo la leh bulshada ku dhaqan Cadaado

Madaxweyne Farmaajo oo kulamo la leh bulshada ku dhaqan Cadaado

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In