Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha guud ee loo magacaabay wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo xilka la wareegay+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha guud ee loo magacaabay wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo xilka la wareegay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad uu xilka kula wareegayay agaasimaha guud ee loo magacaabay wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ayaa maanta lagu qabtay xarunta wasaaraddaasi ee Muqdisho.

Xafladda xil wareejinta waxaa ka qeyb galay  Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta XFS, Sh. Cabdulqaadir Sh. Cali ” Baqdaadi’ , Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda, Macallin Cali,  Agaasimo waaxeedyada Wasaaradda, iyo Shaqaalaha Wasaaradda.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

DFS oo ka warbixisay xaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

March 30, 2026
CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026

Agaasimaha guud ee loo magacaabay wasaaraddaasi Cumar Faaruuq Sh. Cabdulcasiis ayaa si rasmi ah xilka ugala wareegay agaasimihii hore Sh. Mohamed Aden Kheyrow, wuxuuna balan qaaday in uu xilkaasi u gudan doono si hufan oo ay ku jirto waddaniyadnimo, isagoo ka codsaday howlwadeennada iyo guud ahaan shaqaalaha wasaaradda iney si wanaagsan ula shaqeeyaan.

Sidoo kale Agaasimaha Guud ee la wareegay xilka Wasaaradda Cumar Faaruuq Sh. Cabdulcasiis, ayaa tilmaamay in Wasaaraddu sugeyso shaqooyin waaweyn, mas’uulna uga tahay dalka iyo dadka Soomaaliyeed Xifdinta Diinta iyo Dhaqanka Islaamka Soomaaliyeed, waxuu Ballan qaaday Agaasimaha cusub in ay Shaqaalaha u wada shaqeyn doonaan si dhaw iyo si wadajir ah, si loo xaqiijiyo shaqada loo igmaday.

4544 (2) untitled untitliiiii WWW

Previous Post

Xoghayaha guud ee Q. M. oo booqanaya magaalada Bujumbura ee dalka Burundi+Sawirro

Next Post

Madaxweynaha iyo ku xigeenka xoghayaha guud ee Q. M. oo shir guddoomiyay shirka ka furmay Turkiga+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha iyo ku xigeenka xoghayaha guud ee Q. M. oo shir guddoomiyay shirka ka furmay Turkiga+Sawirro

Madaxweynaha iyo ku xigeenka xoghayaha guud ee Q. M. oo shir guddoomiyay shirka ka furmay Turkiga+Sawirro

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

FGS STATEMENT ON THE DEVELOPMENTS OF SOUTH WEST STATE

March 30, 2026
0

The Federal Government of Somalia has long sought to address the concerns of the South West State through measures intended...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

DFS oo ka warbixisay xaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

March 30, 2026
0

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay in muddo ah ku mashquulsaneyd in arrimaha Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed lagu xaliyo talo ay...

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn ah ayaa gaaray magaalada Baydhabo, ka dib markii ay waddada dheer...

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

March 30, 2026
0

Wafdiga ka socda Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, oo ay hoggaamineyso Guddoomiyaha Guddiga Dr. Maryam Qasim Axmed, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In