Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta oo la kulmay Wakiilo ka kala socday UNICEF iyo WFP

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta oo la kulmay Wakiilo ka kala socday UNICEF iyo WFP
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Shire oo ay weheliyaan Agaasimaha Qorshaynta, Mudane Muuse Cismaan iyo Ku-simaha Agaasimaha Kormeerka iyo Qiimaynta, Mudane Cabdullaahi Cabdi Nuur ayaa maanta kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda saraakiil ka kala socotay hay’adaha UNICEF iyo WFP.

Ujeedada shirka ayaa ahayd sidii looga wada tashan lahaa hirgelinta wajigiisa labaad ee Barnaamijka Wadajirka ee u adkeysiga (JRP 2.0). Barnaamijkan ayaa dabooli doona howlaha waxbarashada, Biyaha, fayadhowrka iyo nadaafadda (WASH), iyo nolosha waxaana laga fulin doonaa afar degmo oo ka kala tirsan dowlad goboleedyada Puntland iyo Galmudug, laga bilaabo sanadkan 2024. Barnaamijkan ayaa ah mid waafaqsan ujeedooyinka Qorshaha 9-aad ee Horumarinta Qaranka (NDP-9), gaar ahaan horumarinta arimaha bulshada.

Related posts

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Agaasimaha xafiis Gobolleedka UNHCR

Next Post

Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo adkeeyay in Madaxda dowlad Goboleedyadu taageeraan mowqifka Dowladda

Next Post
Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo adkeeyay in Madaxda dowlad Goboleedyadu taageeraan mowqifka Dowladda

Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo adkeeyay in Madaxda dowlad Goboleedyadu taageeraan mowqifka Dowladda

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
0

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In