Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Warka ugu Weyn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta XFS oo qaabilay Wasiirka Qorsheynta Hirshabeelle

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Warka ugu Weyn
0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta XFS oo qaabilay Wasiirka Qorsheynta Hirshabeelle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kullan ka dhacay xarunta dhexe ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ayuu Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Asad Yusuf ku qaabilay Wasiirka Qorsheynta Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Saadaq Salaad Warsame.

Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay isku xirka ujeedooyinka iyo daadajinta howlaha horumarineed ee ka socda Dowlad Goboleedka Hirshabelle, iyo sidoo kale maareynta xilliga fatahaadaha iyadoo loo marayo mashuurca kasoo kabashada xasaradaha Soomaaliya ee SCRP.

Related posts

Afar fariimood oo ay dirtay jabinta difaacyadii iyo duullaankii Khawaarijta

September 14, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardargalinaya dagaalka dalka looga sifeynayo Khawaarijta ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardargalinaya dagaalka dalka looga sifeynayo Khawaarijta ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

January 14, 2024

Madaxda ayaa isku raacday muhiimadda ay leedahay in la joogteeyo wadashaqeynta ku aaddan hirgelinta Qorshaha Horumarinta Qaranka iyo hanaanka qaabeynta Qorshayaasha Istiraatiijiyadeed ee Dowlad Goboleedyada.

Masuuliyiinta Wasaaradda ayaa wado dadaallo lagu horumarinayo laguna xoojinayo wadashaqeynta Hay’adaha Dowladda Federaalka, Dowlad Gobaleedyada, qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo Bahwadaagta taageerta Soomaaliya.

Previous Post

Madaxweyne Qoor Qoor oo ka tacsiyeeyey geerida ku timid abwaan Cabdi-kariin Faarax Qaarey

Next Post

Madaxwweynaha maamulka Hirshabeelle oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada “SAWIRRO”

Next Post
Madaxwweynaha maamulka Hirshabeelle oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada “SAWIRRO”

Madaxwweynaha maamulka Hirshabeelle oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada "SAWIRRO"

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In