Monday, February 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasime Axmed “Gurmadka meelkasta waan gaarsiineynaa”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Agaasime Axmed “Gurmadka meelkasta waan gaarsiineynaa”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maareeynta iyo Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Abuukar Axmed ayaa shaaca ka qaaday in Gurmadka la gaarsiin doono meelkasta oo ay bulshadeenna ku dhibaateysantahay oo ay ku jirto goobaha ay argagixisadu ku dhuumaaleysanayso , maadaama ay ku nool yihiin qoysas Soomaaliyeed.

Agaasimaha oo u waramayay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ay ka jawaabeyso abaaraha saameeyay qeybo badan oo dalka ka mid ah, haatanna ay meel wanaagsan wax marayaan.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026
Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

February 1, 2026

“Goobaha Al-Shabaab haystaan waxaa ku nool dad Soomaaliyeed si kasto oo ay noqoto waan gaarsiinaynaa wixii kaalmo ah, Gurmadka meelaha qaarna waa gaarsiinay iyo guud ahaan meelaha abaaruhu saameeyeen si wanaagsan ayuu u socdaa”. Ayuu yiri Agaasimaha.

Agaasimaha oo ka jawaabayay eedeymaha la xiriirto in Dowladdu ay ka gaabisay u gurmashada dadka ay abaartu saameysay ayaa xusay in goobaha ugu daran ay gaarsiiyeen gurmad, ayna Gobolo qaar ka wadaan biyo dhaamin, mustaqbalka dhowna la rajeynayo in xal waara laga gaaro abaarta.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Qatar “SAWIRRO”

Next Post

Xaalado beni’aadanimo oo ka jirta qaar ka mid ah deegaanada Koonfur Galbeed

Next Post
Xaalado beni’aadanimo oo ka jirta qaar ka mid ah deegaanada Koonfur Galbeed

Xaalado beni’aadanimo oo ka jirta qaar ka mid ah deegaanada Koonfur Galbeed

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

February 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo War-saxaafadeed ka soo saartay hannaanka Amniga

February 1, 2026
0

Dowladda Soomaaliya waxay masuuliyadi ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si taa loo fuliyo, xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hore...

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xiigeennada Jaamacadda Ummadda

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xiigeennada Jaamacadda Ummadda

February 1, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay masuuliyiinta hoos ku xusan xilalka Guddoomiye Ku-xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed:...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In