Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasime Xasan oo kormeeray xarunta Wasaaradda Caddaaladda Puntland

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Agaasime Xasan oo kormeeray xarunta Wasaaradda Caddaaladda Puntland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siihayaha Xilka Agaasimaha Guud ahna Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cabdiraxmaan Xuseen oo howlo shaqo ujooga Maaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Wasaaradda Caddaaladda, Diinta, Dastuurka iyo Dhaqancelinta Puntland

Mudane Xasan Cabdiraxmaan Xuseen oo u waramay Radio Muqdisho ayaa sheegay in intii uu ku guda jiray booqashada xarunta Wasaaradda uu kula kulmay Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda, Diinta, Dastuurka iyo Dhaqancelinta Puntland Mudane Cawil Sheekh Xamid Maxamed, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Dr. Maxamed Cali Faarax iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Ismaaciil Xaaji Cabdi.

Related posts

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026

Siihayaha Xilka Agaasimaha Guud iyo mas’uuliyiinta Wasaaradda ayaa isla gartay sare uqaadida xiriirka, wadaagista khibradaha iyo mideynta qorshayaasha Wasaaraddaha.

Previous Post

Biyo dhaamin loo sameeyay qoysas ku nool Caabudwaaq

Next Post

Wasiirka Gaadiidka oo ka qaybgalay 10 Sano guurada Turkish Airlines “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Gaadiidka oo ka qaybgalay 10 Sano guurada Turkish Airlines “SAWIRRO”

Wasiirka Gaadiidka oo ka qaybgalay 10 Sano guurada Turkish Airlines "SAWIRRO"

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In