Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agab Waxbarasho Oo La Gaarsiiyay Deegaanka Toore Oo Ka Tirsan Degmada Hobyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Agab Waxbarasho Oo La Gaarsiiyay Deegaanka Toore Oo Ka Tirsan Degmada Hobyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Waxbarashada Galmdug ayaa markii ugu horeysay agab waxbarasho, gaar ahaan manhajka waxbarashada geysay deegaanka Toore oo ka tirsan Degmada Hobyo kaddib markii halkaasi laga hirgaliyay  dugsi waxbarasho oo ay ka faa’ideysan karaan carruur badan,

Hanad Cabdi Cali oo ka mid ah mas’uuliyiintii ka socotay Wasaaradda Waxbarshada Galmudug ayaa dugsigaasi gaarsiiyay Manhajikii wax lagu bari lahaa u badka Soomaaliyeed ee ku dhaqan halkaasi, wuxuuuna xusay in Wasaaraddu xoogga saari doonto sidii Waxbarashada loo gaarsiin lahaa Deegaannada Galmudug si ay uga faa’iideeystaan kumanaan Craruur Soomaaliyeed  oo aan helin waxbarsho tayo leh.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026

Hirgalinta dugsiga Hoose Dhaxe oo qeyb ka ah qorshaha dardargelinta waxbaridda u badka Soomaaliyeed ee ku nool deegaannada Galmudug waxaa ka mahadceliyay Guddoomiyaha Deegaanka Toore Maxamed Cali, isagoo ka waramay ahmiyadda dugsigaasi uu u  leeyahay bulshada Deegaanka Toore ku nool.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha Norway oo Madaxweynaha JFS talefoonka ugu hambalyeysay 60-guurada xorriyadda Soomaaliya

Next Post

Kulan Mahadcelin Ah Oo La Xiriirta Mideynta Jaamacadda Ummadda iyo Maakhir Oo Lagu Qabtay Badhan “SAWIRRO”

Next Post
Kulan Mahadcelin Ah Oo La Xiriirta Mideynta Jaamacadda Ummadda iyo Maakhir Oo Lagu Qabtay Badhan “SAWIRRO”

Kulan Mahadcelin Ah Oo La Xiriirta Mideynta Jaamacadda Ummadda iyo Maakhir Oo Lagu Qabtay Badhan “SAWIRRO”

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

March 20, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

March 20, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In