Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta Soomaaliya waxa ay dadweynaha Soomaaliyeed u heysaa fursado shaqo oo ka banaan Wasaaradda.
Hadaba qofkii daneynaya haka akhristo linkiga hoose, iyadoo waqtiga codsadaha shaqadoonka ay koobantahay.
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka
RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...












