Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka Wareegga 3-aad ee Tartan Cilmiyeedka Ramadan ee Warbaahinta Qaranka oo 8 degmo ay isugu soo hareen.
Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka oo shirka Baarlamaannada uga qeybgashay Uganda
Guddoomiye Ku-Xigeenka Kowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaaka Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo wafdi ay hogaaminaysay ayaa Magalada...