Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Amisom oo Ciidanka Xoogga  dalka ku wareejisay Saldhiga Maryan-gubaay

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Amisom oo Ciidanka Xoogga  dalka ku wareejisay Saldhiga Maryan-gubaay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Uganda ee ka tirsan AMISOM oo xaqiijiyey Amaanka iyo gacan ku haynta saldhigga howlgalka Maryan-Gubaay oo ka tirsan gobolka shabeellada hoose, ayaa hadda ku wareejiyay ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo hadda waxii ka danbeeya sugi doono amaanka Degaankaas.

Axaddii ayey qabsoontay munaasabad si toos ah  Amisom ugu wareejinaysay Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed, xarunta oo ay qeyb ka ahayd Qorshaha Kalaguurka ayaa waxa ka soo qeyb galay gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose, Cabdulqaadir Siidii iyo gudoomiye ku xigeenka degmada Baraawe Ibraahim Cabdinuur.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa mudooyinkii u dambeeyey la wareegayay Saldhigyada Amisom hore gacanta ugu haysay taa oo muujinaysa awooda sii kordhaysa ee ciidanka xoogga dalka iyo sida uu ugu filan yahay la wareegista dhamaan goobaha laga xoraynaayo haraadiga argagaxisadda.

Ciidamada Amisom ayaa horay ugu sii socdoona dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab si ay gacan uga geysataan ka xoreynta aagagga ay gacanta ku hayaan argagixisada.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed ee Turkiga

Next Post

Midowga Yurub oo ka hadlay cusbooneysiiyaa heshiiska socdaalka ee ay la saxiixdeen Turkiga

Next Post
Midowga Yurub oo ka hadlay cusbooneysiiyaa heshiiska socdaalka ee ay la saxiixdeen Turkiga

Midowga Yurub oo ka hadlay cusbooneysiiyaa heshiiska socdaalka ee ay la saxiixdeen Turkiga

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In