Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday baratay cilmiga saxaafadda oo shahaadooyin la guddoonsiiyay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad loogu dabaal degayay sanad guurada labaad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay Machadka Waxbarashada Horseed, isla markaana shahaaadooyin lagu guddoonsiiyay ardayda dhameysatay barashada cilmiga saxaafadda ayaa lagu qabtay Muqdisho.

Munaasabadda oo ay ka qeyb galeen xubno ka socday Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha bulshada, maamulka Machadka Horseed, Waalidiin, arday iyo marti sharaf kale.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Aadan Cabdulle Cabdi oo ah Hormuudka Machadka Waxbarashada ee Horseed ayaa sheegay in munaasabadda ay ugu dabaal degayaan labo arrimood oo kala ah xuska sanad guurada labaad ee aas aaska Machadka iyo shahaadooyin la guddoonsiinayo 70 arday oo baratay Cilmiga saxaafadda.

Guddoomiyaha hay’adda SOHVET Salaad Xasan Maxamed oo isna goobta hadal ka jeediyay ayaa tilmaamay in hay’addu ay ka shaqeyneyso sare u qaadidda iyo tayeynta waxbarashada ardayda Soomaaliyeed.

Agaasimaha Waaxda tababarada ee Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Ismaaciil Macalin Cabdullaahi ayaa xusay in kan Wasaarad ahaan ay soo dhaweynayaan barnaamijyada nuucaani oo kale ah ee lagu horumarinayo dhalinyarada wax baraneysa.

DSCN6211 DSCN6223 DSCN6226 DSCN6233 DSCN6242 DSCN6250 DSCN6264 DSCN6347 DSCN6352 DSCN6355 DSCN6356 DSCN6359 DSCN6364 DSCN6367 DSCN6368 DSCN6370Sawir Qaade:- Muuse Cismaan Abtow

Previous Post

Munaasabad lagu furayay Masjid wayn oo lagu qabtay Galdog0b (Sawiro)

Next Post

Ololaha Deriseynta oo laga bilaabay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Ololaha Deriseynta oo laga bilaabay Muqdisho “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In